Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Mareykanka oo lagu qabtay xuska dhalashada Nabigeena
NNKH +Sawiro
Ohia 9 March
2009 Waagacusub Media

Xaflad diimeed si wayn loo soo agaaimay ayaa
habaynimadii xalay waxaa lagu qabtay masjidka way nee
Al-Raxma ee magalada Columbus Ohio ee dalka maraykanka.
Waxana xafladan soo agaasimay
culumada ehelusuna waljameeca oo iskaga kala yimi gobolo
badan oo dalkaa waxana ay halkaasi ku soo bandhigeen
muxaadarooyin qiiro iyo soo jiidasho leh ayaga oo ku
xeel dheerataday ahmiyada malinatan u ledahay bulshada
islaamkaa ee calmaka waxana halkaasi muxaadarooyinka ka
soo jeedinayay culumu ku xeeldheer diinta.

Labo maalin xaflada kahor ayay muxaadarooyinku ka
soconayay masjidu raxma waxana halkaasi isugu yimid
dadwayne aad u badan oo ka faaidaysanayay
muxaadarooyinka diinigaa,gaar ahaan ardada iskuulada iyo
jaamacadaha qar ayaa ka qayb galay munaasabada,waxana
malintii ugu danbaysay xaflada Mowliidka ka hadlay
culumo Somali iyo ajanabi sugu jira.
Sheekh qasim oo ka yimid gobolka Chicago ayaa
muxaadaradisii ku qadaa dhigay qimaha mowliidka aaga oo
xusay in mowliidka in la xuso ay diinteenu qabta
islamarkana y banantahay asaga oo meesha ka saaray male
la galiyo xuska malinata uu dhashay nabiga oo sida u
hadlaka u yiri qolooyin ay ky tilamaman wax aan
bananaeey,waxa uuna soo bandhigay ayado
axaadiis,shiciro,iyo waxyabokale oo gabiahan ka
tarjumaya ogolaanshaha xuska mowliidka.
Sheek Jermmy oo dhalsho ahaan u dhashay dalka maraykanka
ayaa ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadlay waxa uuna
xusay in dhalashada nabiga aan shaki la galinkarin loona
bahanyahay in ubadka loo sheego si looga samatabixyo in
la baadiyeeyo,waxa uuna xusay in xiligan la soo gaarya
xiligii dhexda loo xiranlahaa in la difaaco diinta
saliimkaa oo si dhib badan uu suubane nabaigeena iyo
asxabtiisu nagu soo garsiiyeen dhiigoodana loo daadiyay.

Sheikh C/hakiim oo kamid ah culumuda ku nool Ohio ayaa
asana dhankiisa ku xeel dheeraday mowliidka asaga oo
dadka u soo bandhigay muxaadarooyin ka tarjumaya
diinteena iyo sida dadka lagu soo gaarsiiyay uguna
baaqay dadka muslimintaa inay ka dheeraadaan shaki laga
galiyo diintooda oo xiligan ay soo baxeen qooman camal
ka dhigtay in ay dadka diinta ka baadiyeeyaan.
Shekh ahmed nuur sheikh yusuf direed ayaa asna halkaasi
ka hadlay asaga oo munaasaba uga imaaday gobolka
kintacky ee dalka maraykanka.
Qasiidooyin soo jidasho leh iyo nabi amaan aad u
tayaysan ayay culumadu halkaa ku soo bandhigeen ayaga oo
dadka u dar darmay in ay xariga alle qabsadaan una
adkaystaan waqtiga adage e laguda galay,waxaana
sidookale goobta loogu duceeyay umadaha islaamka in
ilahay dhibka ka saaro gaarhan umada somaliyeed in uu
ilahay diintiisa ugu gar gaaro ayaga oo ugu baaqay
somalid ain ay is cafiyaan Alana ka cabsadaan
Waxa ayna xafladu ku soo gabo gaboowday jawi aad u dagan
oo farxad ku dheehantahay
Qaban qaabda xaflada waxaa gacan ka gaysatay culumada
Sheekh Abdiqani mahamed Gulled
Sheekh Abdi aziiz Bidaaye
Sheikh Aadan Haji husein
Sheek Maxed Tawakal
Sheikh Sharmaake Caabi
Iyo culumo kale oo aad u badan
Deeqo Shire (SONNA)
Columbus Ohio USA
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new