Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Faahfaahin laga helay qaraxii boosaso+Sawiro

Puntland  9 March 2009 Waagacusub Media


Qarixii Caawa ka dhacay Boosaso ayaa la sheegey inay ku lug leyihiin Ganacsatada Qaadka Keenta kadib Markii uu Maamulka Puntland iyo Ku kordhiyey Canshuurtii Xili Maamulka Puntland iyo Shirkadaha waaweeyn ee Itixaadku Leyahay ay ku heshiyeen in la joojiyo Qaadka.
 

Canshuur dhimisna lagu sameeyo Badeecaha ay la yimaadaan Itixaadku Taasi oo ka xanaajisey Ganacsatada Keeni jirtay qaadka iyo Sigaarka oo ah kuwa tuuray Qarixii ka dhacay Boosaaso sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil ka tirsan Wardoonka Puntland oo codsaday inaan magacooda la xusin.


Magaallada Boosaaso ayaa waxaa ka jira Shirkado waaweyn oo ay leyihiin Urur diimeedka Altixaad Kuwaasi oo iminka Hogaanka u haya Maamulka Faroole uu madaxda ka yahay islamarkaasina kula heshiiyey Cuna qabataynta shacabka dan yarta ah .


Waxaa magaallada Boosaaso haatan Yaala Makiinado waaweyn oo lacagta sameeya ,waxaana la xaqiijiyay inay leeyihiin Shirkadda waaweyn sida shirkada Golis,Shirkada Macruuf iyo Mid khaas u ah Cali Ceelaayo oo Madax u ahaan jirey shirkada Dahabshiil.


Dhibaatadda ugu weyn ee Somalia ka jirta waxaa maleega ganacsatadda oo astaan u noqday dhiig miirashada shacabka,waana sababta hor taagan in xal nabadeed lagu dabaalo dalka ay colaadaha ragaadiyeen 19-kii sano ee la soo dhaafay.


Madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland oo ka mida Ururka Al Itixaad waxaa uu kursiga Madaxweynenimada ku gaaray lacago ay siiyeen kooxda burcad badeeda Somalia oo uu ka mid ahaa aas aasayaashii dhidbay,wuxuuna hada u muuqdaa inuu u janjeersaday sameeynta lacago been abuura iyo la dagaalanka ganacsiyada yar yar ee dadka loo yaqaan reer tabareedka.

Saxaafadda ka jirta Puntland malahan awood balaaran,waxaana dul saaran marxalado isbarkan oo isugu jira cagajugleyn iyo laaluush dhaqaale.

Xafiiska Wararka Waagacusub
Puntland-Somalia


Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new