Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Gabdhaha Suxufiyiinta Woja oo xus u sameeyay 8 March.+Sawiro

Nayrobi 8 March 2009 Waagacusub Media


Munaasabadan oo si heerasre ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshada rayidka ay ka kooban yihiin.


Musabadaan ayaa waxaa ka hadley Gudoomiyaha Golaha Saxaafada Qaranka Somalia(YUSUF ALI OSMAAN FAREEY)oo sheegay in uu oga mahad celinayo woja is xilqaamida iyo baraarujinta maalmaha muhiimka u ah umada somali waxana uu ka codsaday haweenka somali in ay markasta u tagnaadaan horumarka bulshada waayo buu yiri haweenku waa isha bulsha kasta laga arko.
 
 

Mas uuliyiinta kadashay waxaa ka mid ahaa (NADIIFO MAXA.UD YUUSUF)oo ka tirsan gudiga fulinta ee INNXA iyo waliba dr ismail jimale osoble oo ka hadashay in ay haweenku yihiin dhibanayaal oo ay iyagu raga koriyaan isla markaana ay dhibku iyaga ku dhoco ugu danbayna ku baaqday in ay haweenku u guntadaan sidii ay meel oga soo jeesan lahaayeen .



xubno kale oo ka socda golobal fan ayaa ka hadlay oo sheegay in ay oga mahad celinayaan woja is xilsaarka arimaha bulshada kuna cel celiyaya in aysan ka caajisin shaqada ay bulshada u hayaan


ugu dabbayntii waxaa woja ugu hanbalyeeyay hawsha ay u hayaan bulshada wasiirka warfaafinta ee dawlada midnimada qaran (FARXAAN MAXAMUD ALAI) sidoo klae munaasabada waxaa ka hadlay haweenkii ka soo qayb galay oo si farxad ay gu dheehan tahay ku cabiray fakradahooda.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new