Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Wafdi kawada socda culumada Musalaxada iyo Odayaasha Hawiye oo u socdaalauo Qadar.

Muqdisho 8 March 2009 Waagacusub Media

Waxaa manta la filayaa in Magaalada Muqdisho ka anbobaxaan Wafdi isugu jiro Odyaasha Hawiye iyo Culuma Musaalixida kuwaasi oo u socdaalayo dalka Qarad kadib markii casuumaad u fudeyeen Madaxda Dowlada qarey iyo Midooga Culumada Islaamka .
 

Afaheenka Gudiga Musaalxada Sheikh Nuur baaruud Gurxan oo Idaacadaha Muqdiho u hadlay ayaa ka hadley Socdaal saacadaha soo socda ku baxayaan wafdi isku dhaf ah oo ay ka socdaan Culumada iyo Odayaasha Hawiye isagoona shaagey in wafdigaasi ee casuumaad ka helaan Midooga Culumada caalamka iyo Dowlada Qadar Islamarkaana kalamo kale duwan oo xaalada somaalia ku saabsan la qaadan doonaan Dowlada Qadar iyo Midooga Culumada Islaamka.

Sheikh Nuur ayaa Sidoo kale faahfaahin ka baxshey waxyaabaha ee wafdiga kala hadli doonaan dhinacuada ee la kulmayaan isagoona shaagey in ee kala hadli doona dhinayacdaasi sidii ee talo ugu heli lahaayeen Maslaxada ee ka dhexwadaan Dowlada iyo Mucaaradka Islaamiyiinta iyo sidii qeyb ugu qaadan lahaayeen nabad loo dhanyahay oo Somaalia laga Talaalo.

Socdaala Wafdigaan ayaa ah kii ugu horeesey oo wafdi Culumada iyo Odayaasha hawiye u socdaalaan dalka Dibadiisa tan iyo Markii culumada Dalka Somaali u yimaadeen Sidii u heshiisiin lahayeen Muqaawamada oo xiligaasi khilaaf ba’ani ka dhex jirey.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new