Afaheeyn ayaa intii ku
darey in dhnkooda waxkasta diyaar ka tahey balse caajiska
uu ka jiro dhanka Dowlada oo iyaga wax war siin Odayaasha
dhaqanka Hawiye ee Wada hadalada ka dhex wado labada
dhinac.
Afahayeen Muuse waxa
uu shaagey in ee ka dhorw sugayaan eena ixtiraamayeen
Odayaasha Hawiye hadii ee war ka keeni waayaan dhanka
dowlada eek u dhaqaaqi doonaan Tilaabada ee isku raacaan
Xisbigoogda oo ka gaabsadey in uu fahfaahiyo.
Sidoo kale waxa yy
fahayeenka ka Hadley Dibadbaxyadii Maalinkii khamiista ka
dhacey labo fagaaro oo Muqdisho ku yaal isagoona shaagey
in dibadbaxaasi uu ahaa mid shacabka iyo Mujaahidiinta
fidno nexdeeda loogu abuurayo eea soo abaabuuleen koox
waxmaagarato ah oo damiirkooda gaal ka iibsadey waa sida
uu hadalka u dhigayey Afahayeenka.
Afahyeenka ayaa
shaagey in Mujaahidiinta sii wadayaan Jihaadka ilaa
Cadowga dalka jooga uu uga baxayo inta ka horeesana ee
wada hadal galeen in uu gaal afrikan ah gudaha dalka ku
jiro ayuu yiri Afhayeenka Xisbul Islaam Muuse Cabdi
caraale.
Sikastaba haba
ahaateehadalka Afhayeenkaan ayaa kusoo aadey xili dhawaan
Shaabka Somaaliyeedee qabteen banaabax eek u dalbanayaan
Nabda iyo in Dowlada MidnimadaQaran eek u dhaqdo
shareecada Islaamka.
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new