Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Topnews:-Madaxweyne
Shariif oo taageeradiisa sharuuda lagu xiray.
Muqdisho 8 March
2009 Waagacusub Media
Ganacsatadda beesha Warsangeli Harti Abgaal oo ugu
tunweyn yahay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo la
rumeysan yahay inuu yahay ninkii Masraxa siyaasadda
Somalia soo saaray Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed ayaa
sharuudo culus ku xiray inuu taageero dowladda cusub ee
Shariif garwadeenka u yahay.
Ganacsatadda Warsangeli ee Xaaji Abuukar Cumar
Cadaan u madaxda yahay waxay inay Shariifka taageeraan
sharuudo kaga dhigan.
1-Inuu bixiyo dhaqaalahii Xaaji Abukar Cumar Cadaan ka
galay halgankii golaha Maxaakiimta ee isagoon miradhalin
lagu kala yaacay.
2-In hadii uusan bixin karin lacagtii Xaajiga ka gashay
golahii Maxaakiimta uu fuliyo sedex qodob oo kala ah:
A-In Gudoomiyaha gobolka Banadir loo magacaabo nin u
dhashay beesha Warsangeli Abgaal
B-Inuu balanqaado sii shaqeynta dekadda macmilka ee
Ceelmacaan si ay u socdaan hoowlaheeda ganacsi.
C-Inay Isticmaali karaan dekadda weyn ee Mogadishu
sharuud la'aan,adeegyadooda Import and Export.
Madaxweyne Shariif Sheekh Ahmed oo socdaal ugu wajahan
Magaaladda Nairobi oo uu kula kulmayo dhigiisa Kenya
Mwia Kibaki waxaa uu joojiyay magacaabis uu Gudoomiyaha
gobolka Banadir ugu magacaabi lahaa Inj Yariisoow oo u
dhashay beesha Daa-uud Abgaal hadana socdaal ku saabsan
Madaxtooyadda Shariifka ku jooga Magaaladda Addis Ababa
ee Dalka Ethiopia.
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new