Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Somalia:People supports
government in rallies By Alasow Clickhere
Indha cade
oo ka hadlay damaciisa siyaasadeed ee dowlada.
Muqdisho 7 March
2009 Waagacusub Media
Yuusuf maxamad siyaad indha cadde ayaa
tibaaxay damaciisa ku aadan u hanqaltaagida jago
dowladeed kadib markii kulan ay beeshiisu ku qaadatay
magaalada muqdisho ay ku taageereen dowlada midnimada
qaran ee uu hogaamiyo madaxweyne Shariif.
Yuusuf maxamad siyaad Indha cade ayaa
waxa uu sheegay in haddii dowladu ay ku dhaqmayaan
sharecada islaamka ay ku biirayaan lana shaqeynayaan
isagoona isla mar ahaantaa inkiray kulankii uu la qaatay
madaxweyne Shariif sheikh Axmad isagoo sheegay in wax
wada hadal ah aysam marnaba dhex marin dowlada Shariif
taasoo xaqiiqada ka fog.
Dad badan oo aan wareysiyo kala duwan la yeelanay ayaa
inoo sheegaya in hadalka Yuusuf Indha cade uu yahay mid
aan la aamini karin isla markaana aan lahayn mel dhab
ahaan loo raaco isagoo lagu yaqaano inuu yahay hogaamiye
isbedel badan.
Waagacusub media
Muqdisho-Somalia
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new