Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Wafdi uu horkacayo Sheikh Aaden Madoobey oo Moqdisho Gaarey.

Muqdisho 6 March 2009 Waagacusub Media

Wafdi Xildhibaano ah oo Hogaaminayo Gdoomiyaha Barlamanka Sheikh Aaaden madoobe ayaa Maanta Gaarey  Magalada Muqdisho .
 

Wafdigaan uu Godoomiyaha Barlamaanka horkacayey ayaa manta kasoo dagey garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho oo ay soo dhaween Balaaran ugu samyeen Qaar kmaid ah Xildhibaanada Barlamanka ee ugu soo Hormarey Muqdisho.

Sheikh Aaden Madoobey ayaa inta uu ku sugnaa garoonka Hadal yar oo u siiyey Saxaafaxda ugu war baxshey Socdaalkii uu ku tagey dalka Kenya isagoona shaagey in uu halkaasi u tagey Arimo la xariiro Balmaanka Dowlada Somaalia iyo Sidii Beesha Caalamka ee ula shaqeyn laheed.

Sidoo  kale waxaa uu shaagey in kulamo kale duwan uu la yeeshey Madax katirsan Ha’ado hoos taga QM Islamarkaana ee isla garteen Qodabadii ee ka wada shareen .

Gudoomiyaha ayaa Socdaalka uu Muqdisho ku gaarey kadib xarunta Madaxtooyad kula kulmey Madaxwaynaha Dowlada Midnimada Qaran ee Somaalia Sheikh Shariif Sh. Ahmed isagoona ugu warbaxshey safarkii Usbuuca Qaatey oo ku joogey Magaalada nayrobi ee Dalka Kenya.

Gudoomiyaha ayaa Kulanka Madaxwaynaha u la qaatey kadib ayaa loo galbiyey Guri ee Dowlada ugu qoondeyse Xarumaha ee  fariisnka u ah ee Maagalada Muqdisho.

Imaanshaha Magaalada Muqdisho ee Godoomiyaha Barlamanka iyo Xildhibaanada la socdey ayaa kusoo aadey xili ee dhawaan safaro kale Duwan eek u imaanayeen Xildhibaano iyo Wasiiro katirsan Xukuumada Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new