Somalia:
ASOJ reacts government threats against free media
By
Sunni Said Saleh
Clickhere
Wasiir
Cumar Xaashi oo taariikh xumo astaan u noqday
Addis
Ababa 5 March 2009
Waagacusub Media
Dhaleeceeynta loo jeedinayo Wasiirka
Amniga Qaranka Somalia Korneyl Cumar Xaashi Aadan ayaa
sii kordheyso xilli uu Addis Ababa kaga qeybgalayo xaflad
tababar loogu xirayo Ciidamo ka tirsan boliiska Somalia
Wakiilka Qaaradda yurub ee Isbaheysiga
dib u xoreynta garabka Asmara Iimaan Sheekh Bashiir
Dhoolayare ayaa nasiib daro taariikhiya ku sifeeyay
in Cumar Xaashi Aadan oo xilka Wasiirnimada ku helay
magac muqaawimo uu Addis Ababa uga qeybgalayo xafad
dano cadaawadeed huwan.Dhageyso
hadalka Dhoolayare ama
download gareyso
Somalia:
Islamist leader stuck in Eritrea 05.03.09
Clickhere
Siyaasiyiin caana ayaa Cumar Xaashi Aadan ku sifeeyay
nin taariikh xumo astaan u noqday,kuna caanbaxay damac
sumcad xumo ku dhisan.

Marka la soo koobo taariikhaha
Madoow ee Korneyl Cumar Xaashi Aadan waxaa laga xusi
karaa.
- Shirkii Jibouti ayuu ka qeybgalay
1991 isagoo hogaaminayay ergadii USC garabka Jeneral
Mohamed Faarah Ceydiid,waxaana dhacday in wada hadal
socday kadib uu qaatay boqol kun dollar isagoo ku biiray
Cali Mahdi Maxamed,taas oo sababtay inuu dilaaco dagaalkii
lagu riiqmay ee sedex biloodka Mogadishu loo bixiyay.
-Dowladii Cali Mahdi markii ay
shaqeeyn wayday Cumar Xaashi Aadan wuxuu tegay Ethiopia
isagoo ka qaatay baasaboor diblomaasiya,waxaana markaa
uu ka mid noqday hogaamiyeyaasha dagaalka ee ku tiirsan
siyaasadda Addis Ababa.
- Shirkii Mbagathi markii lagu
doortay Cabdullahi Yusuf ee Wasiirnimadii uu quud dareeynayay
la siiyay Cabdullahi Cali Cosoble oo ay isku beel yihiin
laakiin u dhashay Cali Madaxweyne wuxuu ku biiray Mucaaradka
Cabdullahi Yusuf,wuxuuna Madaxweynahii xiligaas ku eedeyay
inuu Ethiopia isagoo heer qarana si sharci daraa ku
tegay oo hub ka doontay Godeey.
- Kooxaha Muqaawimada ayuu Cumar Xaashi Aadan ku biiray,wuxuuna
markii ugu dambeysay dowladda Ereteria ka qaatay lacag
dhan labo boqol kun dollar iyo baasaboor Eretriana,isagoo
la galay heshiis dhigayay inuu ka qeybqaato dagaalkii
lagula jiray Ciidamadda gumeysiga Ethiopia hasse yeeshee
balantii wuu kaga baxay,wuxuuna ka qeybgalay shirkii
Jibouti ka socday.
- Shirkii Jibouti waxaa lagu dhisay
dowlad isaga looga doortay Wasiirka amniga Qaranka laakiin
nasiib daro isagoo Wasiirka Amniga Qarankaa oo wata
magacii garabka Muqaawimada ayuu Addis Ababa u joogaa
Safar uu Ethiopia uga doonayo hub sida ay qireen madaxda
Wasaaradiisa kala tirsan ee dowlada cusub.
Marka wadanimo loo qiimeeyo laba
bogleeynta iyo baayaca kala duwan ee uu hadba siyaasadiisa
maalin ku iibshay,waxay ka dhigee nin taariikhda siyaasadda
Somalia uga jira baal madoow,waxaana sidoo kale uu noqon
karaa ninka afaraad ee ka mida shaqsiyaadka loo yaqaan
Maafiyadda Xukumadda cusub ee Cumar Cabdi Rashiid Cali
Sharmaarke hogaamiyo.
Ragga ugu liita ee shacabka aan
ka iibsami karin waxaa ka mida,Cabdi Raxmaan Ibbi,Shariif
Xasan,Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur iyo isaga ah,Cumar
Xaashi Aadan.
Fanka
Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new