Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia: ASOJ reacts government threats against free media By Sunni Said Saleh Clickhere

Mukhtaar Robow oo deb qabadsiiyay xaafad ku taal Baydhabo

Baydhabo 5 March 2009 Waagacusub Media

Qaar ka mida beelaha dega gobolka Bay ayaa Mukhtaar Roobow Cali ku eedeyay inuu cadiifad qabiil deb u qabadsiiyay xaafad ku taal Magaaladda Baydhabo oo ay degto hal beel.

 

Gudoomiyaha golaha Baarlamaanka Aadan Mohamed Nur Madoobe ayaa tibaaxay inuu Oow Roobow ka wado baydhabo falal qabyaaladeysan,isagoo dhinaca kalena ku sifeeyay nin istaafa oo ilaaliya dad ajnabiya.

Somalia: Islamist leader stuck in Eritrea 05.03.09 Clickhere
Mukhtaar Mansuur hada wuxuu baydhabo ka wado maahan fal laga sii aamusnaan karo,waxaa nagu waajiba inaan gobolka ka sifeeyno sida ugu dhaqsiyaha badan maxaa yeelay wuxuu hada gubay xaafad ay degto meel uu ku sheegay inay diidan tahay fikirkiisa,debka ilaa iyo hada wuu socdaa"ayuu yiri Sheekh Aadan Madoobe


" Mukhtaar Roobow Cali waa yaqaanaan reer Bay iyo Bakool,wuxuu ka mid ahaa wiilashii isbaarada dhigan jiray,diin uu wadana iima muuqato,waxaana hada ognahay inuu yahay nin istaafa oo ilaaliya dad ajnabiya oo dimbiyo ka galay Caalamka,waxaana nasiib daro weyna inuu hada bilaabay deb qabadsiinta xaafado ka mida Baydhabo,taasi walaahi waa war naxdin leh,waana in loo gurmado shacabka"ayuu si caro ku dheehan u yiri Gudoomiyaha baarlamaanka Somalia.

Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Ahmed weli wax wara kama soo saarin debka baaxada weyn ee la qabadsiiyay xaafadda ugu weyn Baydhabo.

Fanka Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new