Somalia:
ASOJ reacts government threats against free media
By
Sunni Said Saleh
Clickhere
Sheekh
63 jir Caana oo gabay ku cabiray Wahaabiyadda Somalia.
Mogadishu
5 March 2009 Waagacusub
Media
Sheekh Nuuriye oo ka mida hogaamiyeyaasha
ugu caansan Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ee Ahlusunna
Wal Jameeca ayaa gabay dhageysigiisa aan laga xiisa
dhaceyn oo astaan looga dhigay xigmad ka turjumeyso
xaqiiqada Khawaarijta ee Wahaabiyadda Somalia ku cabiray
falalkooda diin la'aanta ee ay ku kacaan.
Allaha xafidee Sheekh Nuuriye oo ah 63 jir hada ku nool
Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya wuxuu gabaygiisa ku
dhex qaatay Aayadaha qur'aanka.Axaadiista Nabigeena
NNKH iyo taariikhda Islaamka isagoo si gaara ugu tilmaamay
hagardaamooyinka Wahaabiyiinta Somalia.Dhageyso
gabaygiisa ama keeydo
Download
Gabayga oo halku dhigiisu yahay "Derisnay waa yaabe"
wuxuu ku lafa guray falalka ay caan ku noqdeen kooxaha
Wahaabiyada ee Khawaarijta ka falaagoowday isagoo ku
xusay baneeysigooda in gabadh ka ajnabiya naasaheeda
la jaqo,in la cuno xoolaha agoonta,in la aflagaadeeyo
nabigeena Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee.
Somalia:
Islamist leader stuck in Eritrea 05.03.09
Clickhere
" Nin ka mida Wahaabiyada oo qoyskiisa caan ku
ahaa gaajo ayaa dugsi Qur'aan meel looga furayaa maalmo
kadibna waxaad arkeeysaa isagoo lix dabaq dhistay sida
ninka la leeyahay Sheekh Ummul"ayuu yiri Sheekh
Nuuriye oo dhinaca kale xusay inay furteen dugsiyo ay
ku fara xumeeyaan gabdhaha sharafta leh ee Soomaaliyeed.

Sheekha wuxuu gabaygiisa Muxaadaradda u dhigmo ku xusay
in dhaqan xumida Wahaabiyadda laga abaabulay Saudi Arabia,ayna
maalgeliyaan Yahuuda iyo Mareykanka.
" Axaadiista Nabigga oo dhan waxay ku sheegaan
daciif,isaga waxay qaarkood la mid dhigeen boostoolo,nin
fariimaha qaado,subxaanalaah,taasi waa diin la'aan,waxaa
kale xusid mudan inay dugsiyadii Qur'aanka dhaheen waa
lacag la'aan,dadka in la quraan saaro waa xaaraan,hadana
markii gaaladii maalgelin jirtay ilaaheey ku saladay,waxay
furteen dugsiyo ay ugu magacdareen Qur'aan saar oo ay
dadka jinka qabo lacag uga qaataan iyagoo isticmaalaya
sameecada waaweyn,maxaa keenay hadeey shalay lahaayeen
waa dimbi" ayuu Sheekha gabaygiisa ku dhex qaatay.
"Duul ilaaheey suureynayoo duub xunbaa yimide,dadka
rasuulki diidoo,nahaab doortay baa yimide,dad Salaad
u sii didahayoo daalimaa yimide,dad aan soonka deeyneyninoo
daaqimaa yimide,dad quraanka daldalahayoo diidanbaa
yimide,dad ku oran anaa diinta leh baa haatan soo degaye"
Gabayga wuxuu Sheekha ku xusay in dadka Islaamka ay
gaaleeyaan sidoo kalena Muslimkoo sooman ay kaligood
ciidaan,wuxuuna si tiiraanyo leh ugu tibaaxay inay gabdhaha
kula hoydaan Ukhti Naftaa ku jecel halka shareecada
Islaamka qabto inuu meher xalaala ku guursado.
" Masjidka 6 Street ee Islii Nairobi ayuu nin garweyn
oo Sheekh sheeganaya ka istaagay,wuxuuna baneeyay in
ninka nuugi karo gabadh ajnabiyo si uu naasaheeda u
cabo oo hooyo uga dhigto,salaadana ka jibin"ayuu
yiri Sheekh Nuuriye.
Somalia waxaa ka bilaabanayo oo
la iclaamiyay dagaal diimeed Jihaada oo lagu ciribtiriyo
Wahaabiyadda iyo Khawaarijta isbarkan,waana waajib in
qof walboo Muslima uu ka qeybqaato maxaa yeelay dhalanteedka
aduunyadu maaha mid lagu waarayo waxaana tiiraanyo iyo
nasiib daro weyna in goobjoog loo noqdo oo indhaha laga
fiiriyo Khawaarij u shaqeeysa Yahuuda oo diidan Xuska
Nabigeena Suuban NNKH,sidoo kalena diinteena macaan
ka dhigay mid ay si bahdila u adeegsadaan.
Sidee isu dhaleen dhamaan?
Wahaabi wuxuu dhalay-Akhwaan wuxuu
dhalay-Itixaad-isna wuxuu dhalay Shabaab, iyana waxey
dhaleen KHawaarij...
Waxaan Waqtiyadda soo socdo ,idiin soo bandhigi doonaan
codka rag Sheekh Culumaa'udiin oo baneeynaya in gabdhaha
ajnabiga ragga naasaheeda jaqi karaan hadii ay irmaan
yihiin,kadibna ay hooyo ama walaal u noqon karto,subxaanalaah,ilaahoow
diinta iyo dalkeena ka qabo Wahaabiyadda iyo Khawaarijta
Kharniga.
Fanka
Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new