
Somalia: Islamist leader stuck in Eritrea
05.03.09
Clickhere
Barxada Beerta daraawiishta ayaa manta waxaa isugu yimid
dadwayne Tiro badan oo isugu jiro caruur iyo haween iyo
dhalinyaraba kuwaasi oo Sitey calamo lagu soo dhajiyey
Sawirka madaxwaynaha iyo Boorar ka turjumayo Baahida ee u
qabaan nabda ,iyadoo sidoo kale tagaareyey Goaamadii ee
Gudiga Culumada kazoo saareen Marxalada dalka .

Banabaxaan ayaa waxa ka qeyb qaatey Gudoomiyaha Gudiga
Culumada Musaalixada sheekh Axmed Cabdi Dhicisow iyo
Xubno kamid ah gudigaasi ,iyadoona halkaasi Khudbad
shacuurta dadwaynihii kazoo qeyb galey kicisey uu kazoo
jeediyey Gudoomiyaha Gudiga Culumaada Musaalixada Sheikh
Axmed cabdi Dhicisow.

Waxaa banaabaxaani dareenkooda ka moojiyey Dhalinyaro
kusoo labistey Funaanado Xabadka loogu Qorey Nabad Calanka
Somaalia oo lagu soo dhajiyey Sawirka Madaxwaynaah Dowlada
Midnimada Qaran ee Somaalila Sheikh Shariif Shiekh Axmed.

Sidoo kale banaabaxayaashaan ayaa watey Boorar matalayo
Baahida ugu qabaan Nabada iyo Tacdiyaha Sida Xaqdarada ah
loogu geestey ,iyo boorar afka carabiga lagu soo qorey oo
ay ku cadeenayaan in garabkooda yihiin Madaxwayne Sheikh
Shariif.

Midkamid ah Dhalinyaradii banaabaxaani kasoo qeyb qaatey
oo Waagacub la Hadley ayaa shaagey in uu aad ugu
faraxsanyahay banaabxaani uu kazoo qeyb galey isagoona
intaa ku darey in uu taageersan yahaya Dadaalka Culumada
Islamarkaana uu Xoogaga Shacabka Dhibaatada u horseedayo
ugu baaqey in Ilahooda usoo toobad keenaan Shacabkoodana
ee dhowrtaan.

Dhinaca kale banaabax midkaan lamid ah oo siagana lagu
taageerayo Go’aanka Culumada iyo baahida nabad leedahay
ayaa waxa uu ka dhacey Garoonka Kubada Cagta ee Istadio
Muqdisho ,iyagoona halkaasi ee isugu yimaadeen dadwayne
kayimid Degmooyinka banaadir iyo Odayaal dhaqmeed ,golaha
Abwaaniinta iyo Qaar kamid ah Gudiga Culumada Musaalixada
Somaaliyeed.

Banbaxaan ayaa waxa khudbado shacuur leh ka jeedshey
Qarkamid ah Masuuliyiintii kazoo qeyb galey
kulankaasi,iyodaana gabagabadii kulunkaasi usoo gaba
gaboodey Jawimacaan iyo Nabad waarta oo ay Shacabka
Somaaliyeed ee Helaan.
Fanka
Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new