Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:No government no ceasefire, Islamist leader says. By Dahir Alasow Clickhere

Somalia:Worst drought hit Galmudug regions. By Dahir Alasow Clickhere

Amiirka Shabaab oo la weydiiyay su-aalo wadna qabad ku noqon kara.

Mogadishu 4 March 2009 Waagacusub Media
Inta badan Warbaahinta Somalia iyo Shacabka Somaliland ayaa Amiirka kooxda Shabaab,Ahmed Godane waydiisay sababta ku kaliftay inuu magaciisa,kan aabahiis iyo awoowgiisba inkiro,isuna bixiyo Mukhtaar Abuu Zubeyr.
 
Dadka su-aalaha waydiiyay oo ay ku jiraan Mashaa'iiq uu ka mid yahay Sheekh Cali Warsame oo ahaa Gudoomiyahii AlWaxda,wuxuu su-aalay " Ma waxaad tahay Mukhtaar Abuu Zubeyr mise ina Abdi Aaw Mohamud Godane?,Hadiise aad tahay in Zubeyr ma ogtahay dimbigaas culeeyskiisa"
Lama ogga,inuu su-aalaha lagu waydiiyay website-kiisa ka jawaabi doono,waxayna dad badan qabaan inuu iska indha iyo dhega tiro doono.

Waxaa la waydiiyay Amiir Godane,xertaada da'da yar maxaad bartaa?


Su-aalaha kale ee lagu waydiiyay website-kiisa waxaa ka mida sababta ku kaliftay lacago uu kala baxsaday Somaliland iyo inuu ku lug leeyahay qaraxyadii ka dhacay Hargeysa.
Waxay kooxda u qaabilsan iclaamka sheegeen inuu ka jawaabi doono su-aalahaas laakiin dadka yaqaana waxay qabaan inuu yahay nin maafiyaa,oo lagaba yaabo inuu inkiro su-aalaha la waydiiyay oo dhan jawaabahooda.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new