Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:No government no ceasefire, Islamist leader says. By Dahir Alasow Clickhere

Somalia:Worst drought hit Galmudug regions. By Dahir Alasow Clickhere

Odayaasha Hawiye oo kal qaadida ciidmada Rajo ka muujiyey.

Muqdisho 4 March 2009 Waagacusub Media

Golaha Midnimada Beelaha hawiye ayaa rajo ka muujiyey kala qaadida ciidmada Dowlada midnimada Qaran iyo Kuwo Xisbul islaam ee isu fadhiyo Qeybo kamid ah Tarabuunka ee Gobalka Banaadir.

 
 

Godoomiyaha Odayaasha Hawiye Nabadoon maxamed xasan xaad ayaa shaagey in Golihiisa rajo wayne ka qabaan kala qaadida Cidamada isku fadhiyo Qeybo kamid ah Gobalka Banaadir,isagoona ku darey in Xisbul Islaam ee ka aqbaleen in ciidamada la kala qaado balse wali dhinaca Dowlada ee Qabyo ka tahay eena rajeenayaan in ay dhawaan lasoo afjaro Ciidamada la kala qaado waloow uu nabadoonka xusin waqtiga la kala qaadi doono Ciidamadaasi.

Sidoo kale wax uu xusey Nabdoonka in goobaha lagu dagalamey shacab badano dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartey qarna ka barakaceen eena dib usoo celin doonaan dadka Barakacey markii eek u guuleestaan kala qaadida Ciidamada Isku fadhiyo Guryaha eek u noolaayeen Barakacayaashaasi.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new