Somalia:No
government no ceasefire, Islamist leader says.
By Dahir
Alasow
Clickhere
Somalia:Worst
drought hit Galmudug regions.
By
Dahir Alasow
Clickhere
Taageerayaasha Xasan Dahir oo ka walaacsan
xoriyadiisa.
Mogadishu
4 March 2009 Waagacusub
Media
Shakiga ay qabaan taageerayaasha Xasan Dahir ee la xiriira
xoriyadiisa ayaa sii kordhaya ka gadaal markii ay tiro
ka lix jeer ku hungoobeen balanqaad uu ku sheegay inuu
gudaha Somalia u soo gurya noqon doono.
Taageerayaasha ayaa Gudoomiye Xasan Dahir kaga shaki
qabo inuusan heysan xoriyad,waxayna isweydiinayaan sababaha
uu Asmara u joogo maadama dalkii ay ka baxeen Ciidamadii
gumeeysiga Ethiopia,uuna ka degi karo magaalooyinka
ay taageerayaashiisa joogaan.
Sida xog lagu helay tiro ka labo jeer ayey nabadsugida
Eretria ka hor istaageen safar uu doonayay inuu kaga
soo baxo dalkooda,waxayna diblomaasiyiin badan qabaan
inuu yahay hogaamiyaha qura ee ay reer galbeedka kula
gorgortami karaan.
Saraakiil ka tirsan Wardoonka Eretria ayaa Sheekh Aweys
u sheegay inay socdaaladiisa u xanibeen arrimo la xiriira
amaankiisa hasse yeeshee kelmadahooda waxay xigtadiisa
u arkaan mid lagu qancinayo.
Walaaca wajahay taageerayaasha Aweys wuxuu ku beegan
yahay xilli Ereteria ay dhaqaalahii ay siin jirtay Yusuf
Indhacadde ka joojisay.
Ereteria waxay abaabushay Isbaheysigii dib u xoreynta
iyadoo dhaqaale badan ku bixisay sidii kooxahii mucaaradsanaa
dowladii TFG meel qura ugu midoobi lahaayeen laakiin
sheekada uma noqon sidii ay rabtay,waxayna hada isu
aragtaa in lagu abaal dhacay marka loo eego rag ay ka
mid yihiin labada Shariif oo ka goostay.
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new