Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:No government no ceasefire, Islamist leader says. By Dahir Alasow Clickhere

Somalia:Worst drought hit Galmudug regions. By Dahir Alasow Clickhere

Wasiirka Gudaha DF oo Wasaaradiisa lagu wareejiyey.

Muqdisho 4 March 2009 Waagacusub Media

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Midnimada Qaran ee Somaalia Sheikh C/qaadir Cali Cumar ayaa Maanta la wareegey Wasaaradiisa kadib markii uu ku wareejiyey Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xakumadii Ra’isul wasaare Nuur Cade
 

Munaasabad balaaran oo Maanta ka dhacdey Xarunta Wasaarada warfaafinta oo ay kasoo qeyb galeen wasiiro katirsan Xukuumada Cumar C/rashiid ayaa Xilka Wasaaradaha gudaha uu iska dhiibeebey  Wasiirkii hore ee hayey Xilkaasi,iasagoona ka wareejiyey  Sheikh C/qaadir Cali Cumar oo haatan Xilka wasiirka gudaha u hayo Dowlada Midnimada Qaran ee Somaalia.

Wasiirkii Hore ee arimaha Gudaha Muuse Nuur Amiin ayaa Xil wareejinta kadib Hadley isagoona Wasiirka Xilka kala wareegey kula taliyey in iska xijiyo Badwaynta kaaga soo fatahmeyso Arimaha Gudaha ,isagoona raacshey in la shaqeyn doono walaalkiisa Xilka kala wareegey.

Sidoo kale Wasiirka Xilka la wareegey ayaa shaagey in Howlaha wasaradiisa lagu warjiyey  islamarkaana wasaradiisa ku dhaqaaqi doonto wixii manta ka biloodey Waajibaadkii Shaqo ee wasaaardiisa u xilsaarneed.

Sikastaba haba ahaatee Xilka wareejista Maanta ee Wasaarada Gudaha ayaa kamid ah Waraajinta wasaaradihii hore ee Xukuumada Nuur cade ee baryahaan ka dhacey Muqisho.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new