Sarkaal u
Hadley Ciidanka Bada ee jarmany ayaa shaagey Weerar ee
kusoo qaadeen Koox Burcad badeeda ah Markab u jeegey
Biyaha Somaalia islamarkaana ee gacanta ku dhigeen 9 kami
ah Burcadii soo Weerartey markabkaasi.
Sarkaal ayaa
sido kale shaagey Markab ee koxaaan Burcad badeeda soo
weereen u sidey alaabo ganacsi Islamarkaana uu ku dhex
socdaalayey Biyaha Somaalia oo Mudadaan Isbaaro u taalo
Kooxo Somaali oo is abaabushtey.
Maaha Markii
ugu horeyse oo Gacanta lagu dhigo Koxo burcad badeeda oo
soo weeraro Markab ku dhex socdaalayo Biyaha Somaalia yo
gacanka cadmeed iyadoo dhowr hore la qabtey kooxo kamid ah
Burcad badeeda kuwaasi oo maxkamd lagu saarey dalal kamid
ah Caalamka.
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new