Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Somalia:No government no ceasefire, Islamist leader says. By Dahir Alasow Clickhere

Somalia:Worst drought hit Galmudug regions. By Dahir Alasow Clickhere

Taliska Booliska  oo Beeniyay hadal kasoo yeerey Xisbul Islaam.

Mogadishu 4 March 2009 Waagacusub Media

Taliska Booliska Dowlada Midnimada Qaran ayaa Beeneyey hadalo dacaayad ah oo kasoo yeerey Afhayeen u Hadley Xisbul Islaam.
 

Gen:Yuuusf Xuseen Cismaan Dhumaale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamey hadalo dacaayad ah oo u ku Hadley Afhayeen ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo shaley War saxaafadeed u qabtey qeybaha kale duwan ee saxaafada Muqdisho.

Afhayeenka Xisbul Islaam ayaa shaley shaagey in Wafdi dowlada ka socda ee Adis aba u tagayaan Maaleeshiyo loogu tabobarey oo la doonayo in lagu soo weeraro Mujaahidiinta Sida u sheegtey Afhayeenkaasi.

Gen: Dhumaale ayaa shaagey in Saraakiisha Taliska Booliska ee u safartey Adiss ababa loogu yeerey in sooo wataan Ciidamado Dowlada loogu tababarey bilihii lasoo dhaafey  oo soo gaagaboowe tababarkoodi, Islamarkaana Dowlada xiligaan Siyaasadeeda aysan ku jirin duulaan ayna heesato hoabab faro badan oo sahnadooda Melatari ku filan.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new