Somalia:No
government no ceasefire, Islamist leader says.
By Dahir
Alasow
Clickhere
Somalia:Worst
drought hit Galmudug regions.
By
Dahir Alasow
Clickhere
Ardayda
Ahlusunna oo si balaaran u xustay Nabigeena NNKH+Sawiro
Mogadishu
3 March 2009 Waagacusub
Media
Ardayda Ahlu sunnah wal Jamaaca ee wax ka barata Jaamacada
Ahgaff ee wadanka yemen ayaa si heer sare ah ugu dabaaldagay
xuska nabigeena Muxxamad csw.
Gudoomiyaha ardayda Ahlu sunnah ee dalka Yemen Sheekh
Xassan al bisri oo aanu wareysi la yeelanay ayaa inoo
sheegay in xaflada ixtifaalka nabiga ay u qaban qaabiyeen
si heer sare ah isagoo sidoo kale inoo sheegay in xaflado
kale oo badan ay qabanayaan inta lagu guda jiro bisha
Mowliid.
Xaflada ay qabteen ardayda Ahlusunna ee Yemen waxaa
ka qeybgalay Somalida ku nool dalkaas iyadoo si qiiraleh
kaga qeyb qaatay weeyneenta Maalinta qiimaha leh ee
Nabigeena suuban NNKH uu dhashay.











By Abdullahi Kullane
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new