Somalia:No
government no ceasefire, Islamist leader says.
By Dahir
Alasow
Clickhere
Somalia:Worst
drought hit Galmudug regions.
By
Dahir Alasow
Clickhere
Shabaab oo weji cusub ku wajahaya Dowladda
Shariifka.
Mogadishu
3 March 2009 Waagacusub
Media
Kulamo maalmahii la soo dhaafay
Xarakadda Khawaarijta qarniga ee Shabaab uga socday
Mogadishu,Baydhabo iyo Kismayo ayey ku gaareen qodobo
muhiima oo ay ugu magacdareen Jalaafadda DJibouti,sida
ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo ka tirsan Waaxda
Warfaafintooda.
Shabaabka oo kulankooda ku wajahay arrimahan taagan
ee Dawladda uu Madaxwaynaha ka yahay Shariifka oo ay
arkeen in dadku rabaan oo aan loola dagaalami karin
sidii C/laahi Yuusuf.
"waxey is tusiyeen haddii ay dagaalka sii wadaan
in shacabku ka hor imaanayo,. qaasatan Qabaa'ilka Hawiye
oo haatan u muuqda inaysan ku qanacsanay sida Shabaab
wax u wadaan iyo Culumaddii oo ka hor timid, waxaas
oo dhan waxeey is tusaaleeyeen inay soo dadajin karaan
Fashil ku yimaada Al-Shabaab sidaas darteed waxeey go'aansadeen
in Ciidamadooda iyo Saraakiisha aan aadka loo aqoon
ku biiraan Dawladda oo waliba dhaqaale lagu bixiyo"ayuu
yiri Sarkaal muhiima oo ka mida golaha Maxaakiimta Islaamiga
,Waaxda Wardoonka.

Sarkaalka oo codsaday inaan magaciisa la xusin,wuxuu
tibaaxay in qorshaha cusub ee Shabaab uu yahay inay
Saraakiishooda hoose galaan Hay'adaha Dawladda oo dhan,
iyo Ciidamadda Ilaaladda Madaxtooyada, kuwa milatariga,
Booliska iyo Sirdoonka si ay awood ugu dhexyeeshaan,xog
ogaalna ugu noqdaan wax walba"
Masuulka wuxuu xogtiisa ku daray in qorshaha Shabaabka
uu yahay mid laga warqabo,wuxuuna xusay inay hayaan
cadeeymo ku filan.
Ragga Shabaabka ee loo diray Dowladda ayaa la xaqiijyay
in loo qoondeeyay dhaqaale fiican si aysan dowladnimada
u qaadan,oo ay u fuliyaan hoowlaha loo igmaday.
Shabaabka go-aanadooda siyaasadeed waxaa ka mida inay
fuliyaan bartilmaameedsiga madaxda sare iyo Saraakiisha
dowladda,falal qarbudaada oo dowladda iyo shacabka la
isaga horgeeynayo iyo in si xeeladeysan loogu kiciyo
beesha Caalamka iyadoo ay adeegsanayaan magaca dowladda.
Saraakiil waaweyn ayaa sheegay inay Shabaab isaga baxeen,waxaana
la rumeysan yahay inay yihiin kuwa fulin doono hoowlgalada
guracan ee Khawaarijta sida la rumeysan yahay.
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new