
Wasiirka ayaa hadlayay ka dib kulan uu dhowaan magaalada
Gaborone ee caasimadda Dalka Botswana kula qaatay
wasiirka Qorsheynta qaranka iyo iskaashiga caalamiga ah
ee Dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Mr.Nakasone, waxaa kaloo uu ballanq aaday in Dowladiisu
ay sii wadi doonto taageerada Dalka Soomaaliya oo
dhowaan loo sameeyay Dowlad Midnimo qaran ah oo ka
dhalatay wadahadal ay Qaramada Midoobay garwadeen ka
ahayd oo qeybaha Soomaalida uga socday dalka Jabuuti.
Dhankiisa wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga
ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa wasiirka Arimaha debedda
ee Japan kala hadlay sii xoojinta cilaaqaadka labada dal
iyo waliba isaga oo tafaasiil ka siiyay qaab dhismeedka
Xukuumadda Soomaaliya ee midnimada qaran.
Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa sheegay in
muhimadda koowaad ee Dowladda Cusub ay tahay wax ka
qabashada arimaha amniga,dib u heshiisiinta, gargaarka
bani'aadanka, dib u dejinta dadkii barakacay, iyo
islaaxinta iyo tayeynta hay'adaha dawladda.
Wasiirka Cusub ee qorsheynta iyo Iskaashiga Caalmiga
ayaa noo xaqiijiyay in japan ay muujisay sida uu u
danaynayso in iskaashi cusub oo dhinac walba ah ay la
yeelato dalka Soomaaliya, waxaana ay labada wasiir isla
soo qaadeen xoojinta iskaashiga labada dal gaar ahaan
mashaariic maalgelineed oo ay Japan ka fuliso Dalka
Soomaaliya.
Maxamed Bashiir Sh.Cabdiraxmaan
Mbashiir7@gmail.com
Sheekh
Cali Nur" Shabaab ma Mujaahidiinbaa mise waa Mufsidiin"
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaan Mohamed Abdi Mohamed Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanada Seynab laba dhagax Dhageyso
Tijaabi
Codkaaga iyo Fanaanadda Maryan Mursal Dhageyso
Muxaadaro
Korneyl Sheekh Ahmed Mantaan Dhageyso
Xildhibaan
Kismayo tegay Dhageyso ama Download
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new