Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Somalia News: Associated Somali Journalists ASOJ
 

Maanso la magac baxday Shariif

DJibouti 24 Fabaury 2009 Waagacusub Media

Booqo Waagacusub English Site PhP

Maanso cusub oo lagu guubaabinayo madaxweynaha cusub ee somaaliya sheekh shariif
Sheekh axmed sida uu u hagi lahaa wadanka Somaliya ee inbadan bilaa dawlada ahaa.
  By:-AXMED ABDILLAHI MAXAMUUD (AXMED FARTAAG)fartag_571@hotmail.com



Shantii soomaaliyeedbaa
Shariifow lagaa rabaa.

Sharcigoo la dhowraa

Shariifow lagaa rabaa

Sharaftii soomaaliyeed baa

shariifow lagaa rabaa

Shacabkood daryeeshaa

shariifow lagaa rabaa

qabiil waa shile

Sharkiisoo la dhaafaa

shariifow lagaa rabaa

shisheeyahoo la daafacaa

shariifow lagaa rabaa

baddoo la sheemaa

shariifow lagaa rabaa

shirkado badanbaa

shariifow lagaa rabaa

shaqaalahoodii baa

shariifow lagaa rabaa

shilinkoo la dhigaa

shariifow lagaa rabaa

shakigoo la dhaafaa

shariifow lagaa rabaa

shabaab ood xidhaa

shariifow lagaa rabaa

cadawgoo la shiishaa

shariifow lagaa rabaa

runtoo la sheegaa

shariifow lagaa rabaa

shirkood ka talisaa

shariifow lagaa rabaa

shiidaalkood qodaa

shariifow lagaa rabaa

shalaadkoo la qaadiyo

shukrigoo la badiyaa

shariifow lagaa rabaa

shaydaankoo la naaraa

shariifow lagaa rabaa

muqdishoo shibtidhaa

shariifow lagaa rabaa

bakaarahoo sharaxanbaa

shariifow lagaa rabaa

shabeeloo degtaa

shariifow lagaa rabaa

shaxdood badisaa

shariifow lagaa rabaa

shariifiyo sheekha raacaay

shaqaaqadi wey dhamaatay.

shacni iyo wanaag

shaalkii ismaaciil

sharaftii jabuutee

soomaali shirisaay

abaalshay xariiriyo

shukran baan ku leenahay.

Maansadadii shariif.

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new