Somalia:No
government no ceasefire, Islamist leader says.
By Dahir
Alasow
Clickhere
Somalia:Worst
drought hit Galmudug regions.
By
Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:MSF-Holland
suspends aid in central Somalia
By Dahir
Alasow Clickhere
Somalia:
opposition warns government against deploying troops
By Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
France offers to train 10,000 Somali soldiers By
Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
Kenya seizes vehicles carrying Somalis at border By
Dahir Alasow
Clickhere
Somalia:
Al-Shabab imposes curfew in southern town By
Sunni Said
Clickhere
Somalia:
Burundi opposition urges troop pullout of Somalia By
Sunni Said
Clickhere
Topnews:
Booqashada Waagacusub ee Febaury oo kor u dhaaftay 47635358+Daawo
Mogadishu
2March 2009 Waagacusub
Media
Bisha Febaury oo la tiriyo inay tahay bilahii uu dhinaca
wararka ugu liitay Waagacusub.com waxaa soo booqday,booqashooyin
kor u dhaafaya afartan iyo todobo milyan,waxayna Monthly
Statistics for February 2009 noqotay Total Hits 47635358.
Xog aruurinta Caalamiga ee Shirkadda Website-ka Waagacusub
hosting gareeyso sida bilahaa u daabacdo waxaa ku cad
in maalin walba Waagacusub ay soo booqdaan tiro u dhaxeysa
1701262 -2302869 { Halmilyan iyo todobo boqol oo kun
booqdayaal ka badan


Booqdayaasha Waagacusub waxay isugu jiraan Somali iyo
ajnabi waxaana Waaxda Waagacusub English booqday dad
gaaraya toban kun oo qof.
Systemka Waagacusub wuxuu muujiyay kumanaan doonayay
inay booqdaan laakiin nasiib daro qalday xaruuf qoraalka,wuxuuna
sidoo kale soo bandhigay dad isku mashquuliyay inay
hacker gareeyaan ama jibiyaan kuwaas oo la arkayo Magaaladda
ay joogaan iyo IP adress-ka ay isticmaalayaan.

Saacadii meeqo ayaa soo booqato hadaba?

Waagacusub waxaa la aas aasay sanadkii 2003,wuxuuna
isku dayay inuu horseedo madaxbanaani isagoo noqday
Website-kii ugu horeeyay ee wax caadiya ka dhigay in
la dhaliili karo qofkasta,koox kasta ama Shirkad kasta
oo isu heysatay inaan haba yaraatee la tilmaami karin
ceebaalaheeda.
Ganacsato badan oo dagaalada ku lug yeeshay ayaa Waagacusub
Media lagu faafiyay,hogaamiyeyaal iyo shaqsiyaad ku
caan baxay keligii talisnimo ayaa dabeecadahooda guracan
lagu gorfeeyay,waxaana akhristayaal badan ay ugu xirmeen
sii sheegista xogag qarsoon ama warar ay ka cabsadaan
Websiteyo badan.

Weriyeyaasha ka shaqeeya Waagacusub waxay galeen halis
la xiriirta wararka ay faafinayaan laakiin meeshii caga
jugleynta looga gol lahaa niyad jibin iyo madax laaladin,waxay
sii dhiirigelisay shaqaalaha Website-ka oo hada aaminsan
inay ka ciyaarayaan gool wanaagsan.
Halku dhiga noqday tusaale wanaagsan wuxuu yahay "
Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa"
Rajada dhawi waxay tahay in Waagacusub abaabulo Warbaahin
maqal iyo Muuqaala,waxayna isku hoowlee sidii kooxaha
tacadiyada wado looga dul qaadi lahaa shacabka Soomaaliyeed
ee dhibaatadda u ehel noqday.
Dad badan ayaa jecel in loo faafiyo warka hadba reerkooda,garabkooda
siyaasadeed u hiilinaya hasse yeeshee waxay xigmadeenu
tahay,waxaad jeceshahay dad baa neceb,warkaan wadnana
waxbuu wadaa.
Sports@waagacusub.com
Waagacusub Media
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new