Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Golaha Degaanka oo Fursad dheer siiyey Maamulka Banaadir.

Muqdisho 19 March 2009 Waagacusub Media

Xubnaha Golaha Degaanka Gobalka Banaadir ayaa manta Fursad dheer oo waqti kordhin ah siiyey Maamulka Gobalka Banaadir kadib amrkii Munaasabad Balaaran ee kuyeesheen Magaalada Muqdisho.
 

Xubnaha Golaha Degaanka ayaa Codka Aqlibiyad ah ugu dheereyey Maamulka Gobalka banaadir mudo labo sano iyo lixbilood  oo fursad loosiiyey in uu jiro Maamulkaasi.

Sidoo kale Munaasabadaan Waxaa hadal kooban ka jeedshey Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur isagoona u maahdcelshey Xubnaha Golaha Degaanta ee waqtiga ugu darey Maamulkiisa islamarkana uu sheegey ujeedka Munaasbada Maanta in ee aheed Maamulka Gobalka Banaadir haloo cudeeyo ama hala rido iyadoona ugu danbeyntii Golaha Degaanka Cod Aqlabiyad ah siiyey Maamulka Gobalka Banaadir.

Xubana Golaha Degaanka Gobalka Banaadir ayaa ay kazoo qeyb galey Munaasabadaan ayaa waxa Maamulka Baanadir u codeeyey 53 Xubnood halka labo kamid ahna ee diideen Maamulka Banaadir in ay sii shaqeeyso.

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new