Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Urur
Islaami Ah oo Looga Dhawaaqay Garowe.
Garoowe 18
March 2009 Waagacusub Media
KU: Dhamaan Warbaahinta Soomaaliyeed iyo Tan
Caalamka
Ujeedo :Ku dhawaaqis Jabhad islaami ah
Ka dib Shir Mudo dheer u socday Xubnaha jabhada
islamiyiinyta oo ka kala yimi Gobalada Puntland iyo
Marti sharaf kale uga timi walaalhooda koonfurta
Soomaaliya
Markii ay si qoto dheer uga wada hadleen dhibka ka
jira dalka iyo sida loo gees maray ku taagnanata
Jidkii rabi u jideeyey lana qaaday wada khladan
Markii hantida umada si cad oo faasiqnimo ah loogu
tarki falay saldhigan looga dhigay dhulkii silaamka
gaalo rabata in ay duleeyaan dadka muslimka ah oo
caqiidadoodu tahay in ay ka ilalaiyan galada iyo kuwa
daba socda in ay bulshda ku faafiyaan wax ay raaban
Waxaa la go'aamiyey.
.In la
dhiso jabahadaan oo ka hawal geli doonta gobalada
Puntland
.In
jabhadayu ku hawal gasaho si xawli ah ayan qaado
talabooyin lid ku ah mamulka puntlanmd iyo kuwa
gaalada u adeega iaydoo marysa habkii maqaawimada uga
adkaatay gaalada ethoobiyanka iyo dawldii cabdulaahi
yuusuf
.In
ciidmada jabhada oo hatan ku sugan Boosaso iyo garoowe
loo qaybiyo habraacii daagaalka lalal gelaayo dawalada
.In aan qof
shacab ah si toos loo aabarin lana ilaaliyo danaha
shacabka lakiinla beegsado mamaulka raga ku jira
.In aan wax
wada hadal ah lala gelan maamulka ilaa ay baneeyaan
kuraasta iyo in ay nabad ah uga baxaan dalka
.Injabhadu ay hawal gelsio
maxkamad fulisa dadka ay soo qabtaan oo danbiilaysha a
.In
cidimada jahbahdu aany ku kicin wax shacabka wax u
dhimaaya ayan ilaaiyaan arimahaasai
.In
jabahadu ay adeegsato wax walaba oo ay ku dagaal geli
karaan si uga adkadaan maaulka iyo gaalo raacayda
Madaxa Hawl gelinta Ciidamada islamarkaana ah
afhyeenka jabhada
SH abdirsaak Sh Ciise (Abuu
Yaasir)
Tel 002525679921
Garoowe Puntland Somalia
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new