Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Xaflad lagu taageerayo dawladda oo lagu qabtay Boston,
USA+sawiro
Boston,
USA 18
March 2009 Waagacusub Media

Xaflad si heer sare ah loo soo Agaasimey isla markaana
lagu taageerayey Dowladda midnimo qaran ee Soomaaliya
iyo qiimaha ay Nabaddu leedahay ayaa xalay lagu qabtey
magaalada Boston ee dalka Mareykanka.

Xafladan oo uu soo qabanqaabiyey suurto galiyeyna
Mr.Mohamed Hassan Ayanle ayaa waxaa kaloo xiriiriye ka
ahaa Saadaq SH. Xasan oo ah wariye ka tirsan bahda
Warfaafinta ee wadanka Mareykanka muddo dheerna soo
saare ka ahaan jirey waabari radio iyo tv stateka
maine.

Xafladan ayaa dadkii ka hadkey waxaa ka mid ahaa,
Fadumo Adan Daahir oo ah Xildhibaanad ka tirsan
Baarlmaanka Somaliya waxay faahfaahin dheer ka bixisey
sidii uu ku yimid magaca Dowaladda midnimada Qaran iyo
sida loogu baahan yahay in la adkeeyo midnimadda Umada
Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxaa isna ka hadlay Abdulahi Warsame Takar
oo aha Wasiir ka tirsan Dawladda Galmudug ahna
aqoonyahannada mudda dheer degenaa magaalada
Boston.Abdullahi Guraxan oo ku hadlayey magaca
odayasha bulshada ku dhqan Boston,Drs Fdamumo Abdi
Macow (Bacoriiono) oo ku hadashay magaca Ururka
Haweenka Boston,Mahdi Ahmed Ali ee isaguna ku hadlay
magaca dhaliyarda Boston.Cabdilqaadir Maxamed (c /Qadir
Hindi) ee ku hadalay magaca Madaxa Ururka Ardayda
North America,Shariif C/.qafaar ,iyoCabdullahi Mire oo
ka mid ah aqoonyahannada u ololeeyo Nabadda
dhamaantoodna waxeey isku raaceen in la taageero isla
markaana la xoojiyo dadaalada lagu doonayo
nabadda.wexeyna u rajeeyeen dadkooda iyagoo u
duceynaya ineey helaan Nabad waarta iyo Dowlad caadil
ah.

Maha aha markii ugu horeysey ee ay xalflad noocaan oo
kale ah isugu yimaadaan DHalinyaradda, Aqoonyahanada,
Haweenka, Waxgaradka Soomaalida ku dhaqan magaalada
Boston ee cariga Mareykanka,waxeyna Sanadwalba
yeeshaan kulamo shirar xafladdo ay isugu yimaadaan
ugana tashadaan arimaha ka taagan Dalkooda
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new