Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Warbixin iyo sawiro
gudigga abaaraha GalMudug.
Galmudug
16
March 2009 Waagacusub Media

Shir Jaraaid oo xarunta Madaxtooyada Galmudug uu ku
qabtay Ax’d Max’uud xasan {Baasto}Xoghayaha Guddiga
Gurmadka Abaaraha Dawlad Goboleedka GalMudug State ayaa
waxa uu kaga warbixiyay Kormeer qiimayn ah oo Mudo sedex
bari ah qaar ka tirsan Guddigu ku tagay deegaano ka
tirsan Galmudug oo Abaarhu ay saameeyeen
Badweynta nolosha:sideed fikradood oo miisaan Caafimaad
leh

Mudane Axmed baasto oo Qaybaha saxaafadda Maanta shir
jaraaid ugu faah faahiyay qiimaynta abaaraha deegaanada
ay tageen ayaa waxa uu sheegay in ay Magaalada Galkacyo
kaga bexeen dhinaca wadada aada Magaalo xeebeedka Hobyo
G/Hobyo ee GalMudug Satate isla markaasina ay kormeereen
deegaano ay ka mid yihiin
Weriye Zaciimka"
Liverpool oo garaacdey kibirkii Manchester"
Dhageyso

Docol,Wargalo,Toore,Celguula,Miirsaale,Afgaduudle,
Xaaro,Ceel dibir,Xeero-dhagaxley,Wisil,
Bajeela,Qayadro,Dawgaab iyo dhulka Miyiga ah ee hoos
yimaada deegaanadaas oo abaar mudo jirsatay ay ku
habsatay
Somalia:Somalia’s
Al-Qaeda linked leader in serious condition .
Clickhere

Axed baasto waxa uu ka dayriyay xaaladda nololaeed ee
dadka iyo duunyada deegaanadas asagoona xusay in ay
ubaahan yihiin Gurmad deg deg ah oo la gaarsiiyo si loo
bad baadiyo xoolo badan oo ku la’anaya halkaasi asgoona
mudane baasto dhaliilay in hay’adah samafalka in ay ka
gaabiyeen wax ka qabdka dhibaatooyinka ay reebeen
abaaraha ku dhuftay deegaanada GalMudug satate
Ayuub Daud oo garoon la
galay xidigo magac ku leh caalamka
+Sawiro
Riix


Guddig Gurmadka Abaaraha Galmudug ayaa baryahaanab waday
kormeer iyo qiimayn ay ku samaynayaan abaaraha kajira
Galmudug waan wajigii Sadexaad oo guddigu uu qiimayn
sameeyo ayadoona dhawaan uu socdaal dheer ay ku mareen
deegaano hoos yimaada bud-bud iyo qaydaro waxaana
muuqaal ahaan aad ka dareemaysaa dhibaatooyinka iyo
raadka Abaartu ku reebtay Deegaanadaas Katirsan GalMudug
Satate
Abdalla Mohamed Abdulle
waagacusub Galkacyo
GalMuug SOMalia
+25290 752260
cabdalla45@hotmail.com
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new