Waagacusub
English News Clickhere
Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Topnews:-Shabaab oo lagala wareegay garoon weyn
oo lala yaabay.
Ceelbuur
16
March 2009 Waagacusub Media
Mujaahidiinta Ahlusunna Wal Jameeca ayaa dagaal 8
saacadood socday kula wareegay garoon weyn oo ay kooxaha
Shabaab ka sameeysteen inta u dhaxeeysa Wabxo iyo
Ceelbuur.
Garoonka lagala wareegay Shabaab oo qaab dhismeedkiisa
iyo baaxadiisa dhuleed lala yaabay waxaa la sheegay inay
kala degi jireen hubka iyo ajnabiyiinta.
Badweynta nolosha:sideed fikradood
oo miisaan Caafimaad leh
"Gudaha garoonka ilaa afaaftiisa hore waxaa bilqanaa 42
meydad maleeshiyadii Shabaabka oo 12 ka mida ay
ajnabiyiin ahaayeen,sedex gawaarida dagaalka oo laga
gubay,waxaana goobjoog u noqday hub fara badan oo
bakhaaro ku yiil gudaha garoonka kala soo baxeen
Mujaahidiinta Ahlusunna"sidaasi waxaa yiri Weriyaha
Waagacusub Mohamed Abdi oo la socday dagaalyahanadda
Ahlusunna.
Weriye Zaciimka"
Liverpool oo garaacdey kibirkii Manchester"
Dhageyso
Mohamed Abdi wuxuu tilmaamay in dagaalka dhexmaray
Shabaab iyo Ahlusunna oo ahaa mid jilibka la isu laabay
xilli qoraxdu kululeed,degaana laga dareemayay hanraad
iyo abaar biyo la'aaneed.
"Xoogaga Ahlusunna ee aan la socday markii ay la soo
wareegeen afar talis ayuu dagaalku sii laba qarxay ka
gadaal markii gurmad xoogan ay Shabaab ka heleen
Xarardheere ilaa Hobyo,sidoo kalena waxaa dagaalka
dhinac kale ka soo galay kooxda Xisbul Islaam oo
garabsiinayay Shabaab laakiin ugu dambeeyntii waxay
Ahlusunna gudaha u galeen garoonkii la isku hayay ee u
dhaxeeyay Wabxo iyo Ceelbuur"ayuu yiri Weriye Mohamed
Abdi.
Somalia:Somalia’s
Al-Qaeda linked leader in serious condition .
Clickhere
Weriyaha Waagacusub wuxuu tilmaamay in Madaxda Ahlusunna
amartay in Isgaarsiinta Magaaladda Ceelbuur loo jaro
xaalad dagaal isagoo dhinaca kale tibaaxay inay ku
jeedaan jiid uu ka gaabsaday carbaabisteeda.
"Meelaha qaar waxaan ka maqlayaa rasaas goos goos,afka
hore ee Ceelbuur waxaan ku arkay gaari laga gubay Xisbul
Islaam,waxaana la sheegay in gurmadkoodu uu ku
saleeysnaa sidii loo badbaadin lahaa Saraakiil ajnabiya
oo ku sugnaa garoonka la qabsaday,aniguse ma hubo inay
baxsadeen,in guutadii naga horeeysay qabteen iyo inay
yihiin kuwa aan meeydkooda dul istaagay"ayuu Weriyaha
warkiisa ku darsaday.
Kooxaha Shabaabka Caalamiga ee Somalia waxay ceelbuur ku
lahaayeen taliskii ugu weyn goboladda dhexe,waxaana dad
badan oo uu ka mid yahay Gudoomiyaha degmadda Ceelbuur
la yaab ku sheegeen goorta ay dhiseen garoonka baaxada
weyn.
Ayuub Daud oo garoon la
galay xidigo magac ku leh caalamka
+Sawiro
Riix
"Anigu waxaan ahay reer Ceelbuur,walaahi inaana ogeyn in
garoon intaan la eg uu ku yaal degaanka,waxaan islahaa
waa uun garoon yar oo ay mararka qaar diyaarado uga soo
degaan laakiin hada waxaanu aragnaa inay guryo ka
dhisteen dhulka ka hoos"ayuu yiri Gudoomiyaha maamulka
Bartamaha Somalia ee Ahlusunna Wal Jameeca Sheekh Cumar
Sheekh Maxamed Faarax.
Sheekha mar aan waydiinay Xisbul Islaam sababaha ay
dagaalka uga qeyb qaateen,wuxuu ku jawaabay "Xisbul
Islaam maaha ee waa Xisbul Asnaam,waxaana marin doonaa
ciqaab adag inshaa allaah"
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new