Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Shabaabka oo meydad kasoo qufey Baydhabo.

Baydhabo 14 March 2009 Waagacusub Media

Xarkada Shabaabka ayaa Maanta soo bandhigey lafooyin Meydad isku darsan oo laga soo baxshey Fariisin Ciidamadii Dolada Itoobiya kaga sugnaayeen Duleedka Magaladaasi.
 

Warshada Xaasey oo Mudo labo San fariisn u aheed Ciidmada Dowlada Itoobiya ayaa manta laga soo qufey Lafooyin Mewydad ah oo u kala dhacey gabal gabal kuwaasi oo dadyow si kal gadisan u dileen Ciidmada Dowlada Itoobiya ee Mudada ku sugnaa halkaasi.

Marxuumiintaan Maanta lafahooda laga soo qufey Warshada xaseey ayaa tiradooda lagu qiyaasey ilaa 13 ruux oo dhaamtood ahaayeen rag sida ee inoo xaajiyeen Hogaamiyaasha Shabaabka ee halkaasi tagey.

Hogaamiyaha Warfaafinta Shabaabka Muqtaar Roobow cali oo kulankaasi goob joog ka ahaa ayaa shaagey in u ka xunyahey dadkan sida kale duwan u galey gacanta Cadowga alle ,waxaana rajeeneynaa in alle shudaadnimo u aqbalo waayo waxa diley cadow dalkooda iyo diintooda kusoo diley ,waxaana taasi cadeenayo dharka ee xirnaayeen oo ah astaamaha dharka culuma waa Sida uu ku nuuxnuuxsade Hogaamiye Muqtaar Roobow cali

Hogaamiye Muqtaar Robow ayaa marxuumiinta geeriyootey dhib loo geestey ku aadeyey Dowlada Aduunka kamid ah oo uu ka xusey Itoobiyaha/Dowladii hore ee Madaxwayne C/laahi Yuusf ,iyo Dowlada Mareykan islamrkaana tibaaxey in kala xisaabtami doono falalka waxooshnida ee inooo bileebeen Tariikhda ee reebto.

Sidoo kale Godoomiyah Shbaabka bay iyo Bakool u magacaabeen ayaa shaagey in eek u guuleesteen in la isku keeno lafaha xubin u go’ay ,eena iska hagaajiyeen meyd walba lafihiisa Islamarkaana meydadka ee gareen 11 maydad sida uu shaagey Godoomiyaha Bay iyo Bakool.

Sikastaba haba ahaatee Maaha markii ugu horeyse oo meydad laga dhex helay Fariisimo Ciidmada Itoobiya ka sugnaayeen Gobalada Dalka Somaalia ,iyadoo bixintaankoodi kadib xaramu badan ee lahaayen laga heley maydad lafoofey kuwaasi oo ee la wareegeen ehelkiis halkii kuwii aan la aqoonsa la iska duugey.

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new