Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Hogaamiye Xasan Turki
oo xasuusta lumiyay.
Kismaayo
14
March 2009 Waagacusub Media
Hogaamiyaha Mucaskarka Raaskambooni ,Xasan Turki oo
ka mida ragga Xukumadda Washington ku dartay liiska
Madoow ee argagixisada Caalamka ayaa xaaladiisa
Caafimaad aad looga deeyrinayaa.sida ay Waagacusub u
sheegeen ila wareedyo ay xigto yihiin.
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere
Dhaqaatiir ajnabiya oo u dhashay Bakistan ayaa la
xaqiijiyay inay Sheekha ku daweeynayaa degaanka
badmadoow ee dhacda Hoowdka Qaalu xiree,afaafta barri ee
Umbiska Jubbooyinka.
Xanuunka Xasan Turki ayey gacan yarayaashiisa ku
tilmaameen Malaariyadda loo yaqaan PF-ta oo isaga iyo
Xasan Dahir ku dhacday sanadii 2007,xilli ay dagaalo
qaraar kula jireen Ciidamadda Melleteriga Ethiopia oo
dagaal dhinaca lugtaa kula jiray,hawadana ay ka
kaabayeen Ciidamadda Cirka ee Mareykanka oo gantaalo ku
garaacayay degaanadda Kudhaa iyo Bad Madoow oo la
tuhmiyay inay ku jiraan dagaalyahano ajnabi iyo Somali
isugu jira.
Hogaamiyaha Mayalka adag ee Amiirka Jubooyinka Somalia
la baxay waxaa la sheegay inay xasuustiisa liidato oo
kala garan la yahay dadkoow hore u yaqiin,sida ay
Waagacusub ugu xog warameen Saraakiil ka tirsan Maamulka
Kismayo.
Kulan la filayay inuu Xasan Turki gudoomiyo oo looga
taqalusayay sedex geesoodka Magaaladda Kismayo ayaa
baaqday ka gadaal markii laga war helay in xaalada
hogaamiyahooda liidato.
Sedex geesoodka Kismayo ee Caanoole,Raaskambooni iyo
Shabaab wuxuu Xasan Turki doonayay in meesha laga saaro
labada kooxood ,loogana dhawaaqo maamul guud oo
Jubooyinka ka kooban,uuna maamulo dhaqdhaqaaqiisa
Mucaskarka Kambooni.
Xanuunka Xasan Turki waxaa la rumeeysan yahay inay sabab
u tahay isagoo aan inta badan seexan,dhulka uu ku nool
yahay oo Malaariyada ku badan tahay iyo xogaha walaaca
huwan ee uu ka helo Wardoonkiisa,looguna sheego in
Saraakiil u dhashay beeshiisa ku hoowlan yihiin sida
hogaamiyaha gurigiisa loogu geeyn lahaa gantaal la mida
kii looga taqalusay Aadan Xaashi Ceyroow oo dhamaadkii
May ee sanadkii hore ,habeen saqdhexe.gantaal uu hagayay
qalabka GPS dhulka lala jaray.
Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa gantaal hagida
lumiyay ku dhiftay guri ku yiil Magaaladda Dhoobleey
sanadkii hore ee 2008 bartamahiisii,waxaana la sheegay
in xaafad ku dhaw aqalkaas ay ku shir sanaayeen Xasan
Turki,Issa Osman Issa iyo rag kale oo ka tirsan
Saraakiisha loo tirinayo qaraxyadii Nairobi iyo
Darasalaam ee Safaaradaha Mareykanka.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new