Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

QM oo si adag uga hadashay Siyaasadda Somalia"Orginal"

New york 14 March 2009 Waagacusub Media


WARSAXAAFADEED 009/2009

Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoway oo ku baaqay in taageero buuxda la siiyo dawlada cusub ee Soomaaliyeed.
 

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midaway u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amedou Ould-Abdalla ayaa ugu hambalyeeyey xukuumada cusub ee Soomaaliya talaabooyinkii horumarka lahaa ee ay gaartay bishii la soo dhaafay, wuxuuna ku guubaabiyey xukuumada inay ku sii socoto wadada lagu gaarayo nabadda iyo xasiloonida.Warkaan oo English ah,akhriso

Somalia: SRSG urges full support for new Somali Government

“Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, Afhayeenka baarlamaanka iyo Ra’isal wasaaruhuba waxay ka muujiyeen dhamaan dhinacyada oo dhan hogaamin mas’uuliyadi ay ku dheehan tahay . xukuumada midnimada qaran lehna hadda waxay hadda ku howlgalaysaa caasimada halkaasoo ay ku shaqeynayso” ayuu yiri Ahmedou Ould-Abdalla. “Waxaan ku faraxsanahay xubnaha baarlaamka ee wadaniyiinta ah kuwaasoo ku noqday Muqdishu si ay halkaasi shaqadooda uga sii wadataan, labada qeybood ee maamulkuba waxay ubaahan yihiin kaalmo la taaban karo diplomasiyadeed iyo mid maadi ah.

“Golaha wasiirada waxay kulmeen dhowr jeer waxayna isku raaceen talaabooyin muhiim ah oo ay ka mid tahay hirgelinta shareecada Islaamka.

“Dhamaan arrimahan soo kordhay oo dhan ma ahan oo keliya kuwa un waxka geysanaayo u dhaqaaaqida dhinaca nabad ku soo celinta wadanka gudihiisa ah, laakiin waxaa kale oo ay gacan ka geysanayaan soo celinta magaca iyo muuqaalka ummadda Soomaaliyeed ee dibadda. Waqtigan hadda la taagan yahay, gebihaanba ma jirto wax cudurdaar ah ee u ogolaanaya ruux kasta oo Soomaali ah inuu sii wado shirqoolka lagu burburinaayo nolosha dad Soomaaliyeed oo hor leh”.

OULD-ABDALLA wuxuu sheegay inuu hadda socda qorshe lagu qabanaayo shirkii labaad ee guddiga arrimaha heerka sare kaasoo shaqadiisu ay tahay inuu hoos u eego iskaashiga siyaasadeed, cadaalada iyo dib u heshiisiinta waxaa kale oo uu sheegay in waqti dhow laqaban qaabinayo shir uu yeelan doono guddiga wadajirka arrimaha nabadgelyada .

“Waxaan ku faraxsanahay inaan arko in Soomaalida intee badan oo isla jirta oo wada shaqeynaysa markii ugu horeysay mudo badan kana shaqeynaysa ariimo muhiim u ah mustaqbalkooda”. Ayii yiri OULD-ABDALLA. “Bulshada caalamku, waa in ay dhinaceeda gudataa waajibaadkeeda si buuxdana u taageertaa xukuumada cusub. Kaalmadan aan ka hadlayo maahan mid mustaqbalka ee waa mid hadda loo baahan yahay. Ma jirto wado kale oo aan ahayn in la taageero maamulkan loona mariyaa isaga kaalmada dadkeeda ku socota.

“ Madaxweyne Axmed wuxuu kaalmo balanqaadyo ah ka helay Afrika, Bariga dhexe, Yurub, Mareykanka iyo meelo kale waana talaabo aad geesinimo gelibteeda u leh. Soomaaliya hadda si buuxda ay dib ugu soo noqotay ajanada bulshada caalamka waxaana arinteeda ka hadli doona Golaha Amaanka 20 Maarso sidoo kalena waxaa looga hadli doonaa kulan madaxeedka soo socda ee wadamada Carabta laguna qaban doono QADAR”.

Wixii war dheeraad ah fadlan la xiriir: Susana Press ama Donna Cusumano,
Public Information Officors, UN Poilitical Office forSomalia (Nairobi, Kenya)
Tel: +254 20 762 1192/1625 or +254 733 902020/737400133
Please visit: www.UN-Somalia.org
Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new