Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Waagacusub oo dayniile.com weydiistay inuu joojiyo xadgudubyadda Copy right

Neyrobi 14 March 2009 Waagacusub Media

Maamulka Waagacusub Media ayaa Website-ka Dayniile.com ugu baaqay inuu joojiyo qaadashada wararka Sportska ee ay fasaxa u heeysan.
"Tifaftiraha Waaxda Sportska ee Waagacusub Media Sir Sunni Said Saleh wuxuu Dayniile.com si sharafi ku jirto kula talinayaa inuu ilaaliyo xeerka Saxaafadda ee Copy right sida ku cad linkskaan http://www.dayniile.com/Marso09/27marso1.htm oo ay ka buuxaan wararka Waagacusub oo ku saxiixaan magac kale,laguna xusin Waagacusub"

 
Somalia:Al-Qaeda’s second man seen in Somalia
. Clickhere

Baaqeena Dayniile wuxuu dhashay ka gadaal markii todobaadyadii tegay ay dayniile faafineysay qubanayaasha Sports-ka ee Waagacusub taas oo ay falcelin ka sameeyeen kumanaan ka mida akhristayaasheenaa.

Sir Sunni Said Saleh iyo Abdi Xafiid Abdi Zamad Osman Zaciimka oo agaasima Waaxda Sports-ka ee Waagacusub,lana tiriyo inay yihiin labada Weriye ee ugu horeeya falanqeynta Sports-ka ee Saxaafadda Somalia waxay dhiirigelinayaan soo bixitaanka Warfidiyeeno da'yar oo ka faalooda Ciyaaraha hasse yeeshee waxay kula talinayaan inay iska iloobaan waxa loo yaqaan Copy and Paste.

By Dahir Alasow


Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new