Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Heesta
tijaabi codkaaga iyo Wareysi Seynab laba dhagax
Mogadishu 13
March 2009 Waagacusub Media
Barnaamijka Tijaabi codkaaga ee Jimca walba ka baxa
Radio Waagacusub waxaan todobaadkaan ku qaadanay Wareeysi
aan la yeelanay Fanaanada da'da yar ee North America
ku soo caanbaxday Seynab Laba dhagax. Halkaan
ka dhageyso Tijaabi Codkaaga oo dhan ama
Download
ku sameeyso
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere

Fanaanada Zeynab laba dhagax oo qaado heeso dhegaha
bulshada ku hadasha afka Somaliga aad u jiitay waxay
ka qeybqaadatay barnaamijka Tijaabi codkaaga iyadoo
ka sheekeeysay sida ay fanka ku soo gashay iyo heesaheedii
ugu horeeyay.
Weriye Samatar Saciid Saalax oo u dhalay Abwaankii weynaa
ee Soomaaliyeed ayaa weydiiyay goorta ay fanka soo gashay,waxayna
xustay 1995,waxay sidoo kale Zeynab tibaaxday inay tahay
gabadh yaraanteedii ku hana qaaday muxubada fanka.
Wejiga labaad ee barnaamijka waxaanu ku qaadanay Heesta
Dacaladda Hobyood ee uu qaado Fanaanka da'da yar ee
codkiisa aadka loo jecel yahay Xasan Cagaaran.
Heesta Dacaladda Hobyood oo ah hees cusub,uuna laxanka
iyo Musiga saaray Mohamed Ahmed Sheekh Caynba Cayn,waxaa
marka hore qaadaya Fanaan Xasan Cagaaran ka gadaalna
waxaa xigo Music garaacan oo qaliya,hadaba si aad ugu
tijaabisid codkaaga hoos ka akhriso erayada heesta cusub
ee aan fileeyno inaad miraheeda ka maqsuudi doontaan
qaabka loo cabiray Barwaaqada iyo degaanka
Heesta Dacaladda
Hobyood
Duco waalid iyo derajiyo aqoon.
Midii daa’inkeey, ugu deeqayee
Deeyma iyo muuq ,Loo daayayeey.
Durayadii wacneedoo.Taariikhda dahabkaa
Daa-iman laheeydeey.
Degan calanka jeceloo ,dibadaha ku nooleey
Aan kula dardaarmee----
Weligaa dalkaagiyo,degaanada xasuusnoow
Qalbigana ka daawoo------
Koleey kaama daahnoo.riyadiyo dareenkaa
Ku dul geeya leeylkee........
Sahra degaladeenoo,daa-iman barwaaqaa
Dirir ceelka geeyoo,Intuu dooxa mudug
Ka onkoday dushii hoowd,dacalada biyaha dhigay
Deganida saqdii dhexe,danabkiyo hilaacana
Dhibicdiis ku darayoo,doogiyo xareedii
Dusha leerka kaga shiday .
Waa dunni barwaaqee,Mar unbaan dalxiis
Dacalada Hobyood,dadab iyo aroos
Damaashad ku dhigan------
--------------End
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new