Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Safiirka
Somalia ee Masar oo tix ka mariyay xuska Nabigeena SCW+Sawiro
Cairo 13
March 2009 Waagacusub Media
Xaflad balaaran oo lagu maamuusayay dhalashada Nabigeena
suuban ee Muxamad naxariis iyo nabadgalyo korkiisa alaha
yeelee ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacada Al Azhar Qaahira
ee dalka Masar
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere

Xaflada quruxda badan waxaa soo agaasimay masuuliyiin
ka tirsan Jaaliyada Soomaaliyeed oo ay horkacayaa culamaaudiinka
Ahlusanna wal Jamaaca.

Furitaanka Xafladda waxaa daaha looga qaaday aayadaha
quraanka kariimka Waxaana sidoo kale Mashaa'iiq ka socotay
Jamaacadda Az-har ay Xaflada ka akhriyeen taariiq

nololeedka suubanaheena Nabad iyo naxariis korkiisa
allaha yeelee .
Xafladda xuska Nabigeena NNKH waxaa ka qeybgalay Safiirka
Somalia u fadhiya dalka Masar Dr Abdulahi Hassan Mohamud
oo ka hadlay
siirada Nabigeena Muxamad isagoo ku hadlaayo luqadaha
Carabiga iyo Soomaaliga.

Somalida ka qeybgashay xaflada ayaa la maqsuuday tix
nabi amaana oo uu Safiir Abdullahi uga faalooday Maxabada
Rasuulkeena suuban iyo sida loogu baahan yahay in in
lagu daydo wadadii uu maray ama lagu dhaqmo sunadiisa.

Dadweynihii ka soo qeyb galay xaflada mowliidka nabiga
suuban waxaa ka muuqday wajiyadooda farxad iyo maxabo
ay u qabaan rasuulka suuban waxayna ilaahey uga baryeen
umada Soomaaliyeed inuu ialle toowfiiqda waafajiyo
Mohamed Ali Shuute
shute114@hotmail.com
Qahira-Masar
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new