Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Xukumadda Somaliland oo xarig Weriye caana ku ceebeeysan

Hargeysa 13 March 2009 Waagacusub Media

Xukumadda Somaliland ayaa si ka baxsan qeeynuunka Caalamiga, dastuurka Jamhuuriyadda iyo xeerka Saxaafadda waxaa maalintii 16 aad ugu xiran tifaftiraha wargeyska madaxabannaan ee YOOL Mr Mohamed Abdi Curad oo ka mida Weriyeyaasha ugu caansan Jamhuuriyadda Somaliland.
 

Somalia:Al-Qaeda’s second man seen in Somalia. Clickhere

Xariga Weriye Curad oo u muuqdo mid fadeexado waaweyn ay ka dhaxli karto Xukumadda Somaliland waxaa aad uga carooday bahda Saxaafadda Somaliland iyo Somalia waxayna ku tilmaameen mid aan loo marin wado sharciya.

Tijaabi codkaaga iyo Wareysi Seynab laba dhagax

“Weriye Mohamed Curad waa Muwaadin Somalilander ah,sidaasi darteed maaha in xoriyada laga qaado oo jeelka loo taxaabo,qori ma wadan,qofna ma dilin laakiin hadii ay jirto in dimbi lagu heysto wuxuu sharcigu qabaa in Maxkamadda looga yeero,isuguna ku qanco natiijada,ka horna uu qabsado qareen u dooda"ayuu yiri mid ka mida tifaftirayaasha Wargeysyadda ka soo baxa Somaliland oo xaalad amaan u codsaday inaan magaciisa la xusin.

Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa cambaareeyay xariga sharci daradaa ee Weriye Mohamed Curad maalintii 16-aad ugu jiro xabsi lagu bahdilayo sharaftiisa Suxufinimo.

" Xarigiisa waxaanu u aragnaa mid lagu cabsi gelinaa Saxaafadda madaxa banaan,Xukumadda Somaliland waxaa laga sugayaa inay Caalamka ka iibiso dimoqoraadiyadda ka hana qaaday dalka,lagama sugayo inay sawir qaldan bixiso,runtiina waa fadeexad iyo ceeb in dalka dimoqoraadiyadda geeska Africa lagu tiriyo inuu N-One kaga jira uu Weriye iska xiro ama kula kaco falal ka baxsan Madaxbanaanida Jaraa'idka"ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ka soo baxay ASOJ.

ASOJ waxay Xukumadda Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta iyo Wasaaradda Arrimaha gudaha ugu baaqday in Weriye Mohamed Abdi looga saaro jeelka 48 saac,markaana loo suurtageliyo inuu Maxkamadda hor istaago isagoo dareemaya xoriyad shaqsiyadeed iyo inuu yahay Muwaadin Somalilander ku nool,ka hoowgala dalkiisa hooyo oo ay ka jirto madaxbanaani iyo kala dambeyn leh,jaho laga hago.
Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new