Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Tifaftire M Curad oo ka
badbaaday shirqool "16 oo sharci daro
u xiran yahay"
Hargeysa 13
March 2009 Waagacusub Media
Isku day la doonayay in waabarigii shalay si qarsoodi
ah xukun loogu rido tifaftiraha wargeyska madaxabannaan
ee YOOL Mr.
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere
Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), ayaa dhicisoobay, kadib
markii ay baajinta arrintaas u guntadeen qareenka difaacaya
iyo qaar ka mid ah qaraabada suxufiga xidhan.
Tifaftiraha oo si qarsoodi ah loo horgeeyey Maxkamadda
Gobolka Hargeysa oo gacanta ku haysa dacwaddiisa, horena
dhegaysigeeda ugu muddaysay Sabtida toddobaadka dambe,
ayaa dib loo celiyey iyadoo aan dacwaddiisa la dhegaysan,
sida uu xaqiijiyey tifaftiraha xidhan oo u warramayey
suxufi ka tirsan shabakadda dhambaalnews.com oo la kulmay
ka hor intii aan maxkamadda laga celin, waxaannu arrintaas
ku tilmaamay mid baalmarsan sharciga iyo xeerarka saxaafadda.
“Saaka waaberigii [shalay subax] xilli aan loo baran
saaridda maxaabiista ayaan ku warhelay magacayga oo
la xaadirinayo, kadibna waxa laygu yidhi, soo bax maxkamadda
ayaa lagu geynayaaye, sidaas ayaanan ku soo raacay anigoo
la yaabban meesha arrintani ka timi, waayo dacwaddaydu
waxay muddaysnayd Sabtida soo socota ee taariikhdu tahay
14 March 2009, ”ayuu yidhi tifaftire Curad.
Tallaabadan ayaa af-kala-qaad ku noqotay qareenka difaacaya
tifaftiraha, kadib markii loo sheegay in maxkamadda
la geeyey, waxaanay arrintani daaha ka rogtay tuhun
laga qabo inuu jiray qorshe la doonayay in weriyaha
si qarsoodi ah loogu rido xukun aanay ogayn qareenkiisa
iyo qarabadiisa toona.
Amarka lagu soo saaray tifaftiraha ayaa waxa ku saxeexnaa
garsooraha gacanta ku haya dacwadda Mr. Cabdirxmaan
Madar Carraale. “Haddii garsooruhu arrintan u badheedhay
waxay shaki gelinaysaa dhexnimadiisa, waayo dacawad
uu muddeeyey dhinacayada oo wada jooga inuu haddana
dhinac ka oggolaado soo saaris aan laysla ogayn waxay
u muuqataa gef weyn oo sharciga laga galay.” Sidaa waxa
yidhi mid ka mid ah dadka difaaca xuquuqal-insaanka
oo shalay ku sugnaa Maxkamadda Gobolka Hargeysa.
Tifaftire Curad ayaa maalintii 15aad xukun la’aan waxa
uu ku xidhan yahay xarunta ciidanka CID-da ee magaalada
Hargeysa, iyadoo la sheegay inay jiraan cadaadis iyo
culays la saaray xadhiggiisa oo ay si weyn ay lugta
ugula jirto Xeer-laalinta Gobolka Hargeysa.
Source: Togdheernews
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new