Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Gacan hoorsiga Cunto dhacday
ee Africa(Q1aad)
Washington
13 March 2009 Waagacusub
Media
Hadii aan idinla wadaago sheeko igu dhacday anigoo jaamacada
(u.s.a) dhiganaya ayaan Wiil aan isku jaamacad ahayn
iwaydiiyay su,aal ah xageed katimid? Waxaan ugu Jawaabay
Somalia. Wuxuu iwaydiiyay Somali afrika soo maahan?
waxaan ku dhahay haa. Waxaan waydiiyay waxa uu ka aaminsan
yahay afrika? Wuxuu iigu jawaabay Sidaan= haa waan aqaan
afrika waa meel gaajo,kaneeco, badan xayawaan duurjoogto
ay ku badantahay .waxaan waydiiyay cida usheegtay maadaama
uusan waligii afrika tagin?
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere
Wuxuu iigu jawaabay haa waxaan ka arkay (television
ama tvga)
Hadiise aan aadi lahaa waxaan horay usii qaadan lahaa
cuntadayda. Si,aanan udhiman.
Sidaan ognahay sida badan afrika waa wadan dihin oo
qani ah lakiin dadkiisu meelo kale wax kasugo ama uu
kafilayo inay cid kale u maqan tahay, hadii kale uu
dhimanayo, hadii Afrika isku tashato sida wadamada qaarkood
sida (Asia) waxaan hubaa hadii afrika ay iska dayso
gacan hoorsiga dadyow kale, iskuna tashato dal iyo dibadba
oo hadana xiiriir hoosaad yeelato in ay jiilka danbe
ay sidaan dhaamayaan, waana laga maarmaan in Africa
ay yeelato mid diplomacy iyo mid dhaqaale, ayadoo laga
amba qaadayo nabada mid wadan iyo mida guud.Africa waxaa
dunida inteeda kale kareebay waxyaalo badan oo ay kamid
yihin arinta aan kor ku soo sheegay iyo nababgalyo la,aan
wax barasho la,aan ayaa la,oran kara waa kuwa ugu waa
wayn. Intaas oo dhan waxaa ugu wayn dalkaaga oo dihin
in dalkale uu kuu keeno cuntooyin dhacay ama ku raagay
maqaasiinada oo tuuris ubaahan. Iyo waliba dano gaar
ah oo ay kamid yihiin inay afrika waligeed gacanta hoorsato
oo aduunka intiisa kale laga dhaadhiciyo meel gaajo
ah. sida Ardayga aan kor ku soo xusay oo tvga ka daawaday.sidaasna
magaceedu noqdo sida hadaba loo yaqaan.
W .Q. kamaal Xiireey
abrahamoj@gmail.com
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new