Dhawaan iska hor’imaad hubaysan oo ka dhacay
af-barwaaqo waxaa ku geeriyooday ilaa 3ruux tiro
kalana way ku dhaawacmeen sida isgaarsiinta foneeyaha
aan ku helnay waxaa xiisdaani iyo dagaalkaan dhex mar
maleeshiyo kawada tirsan beesha shiiqaal oo
mudooyinkii ugudanbeeyay uu dhexeeyeen colaad sida la
sheegay ka dhashay dada ay iska dileen aydona
xiisadaani ay sidoo kale ka jirto gudaha Magaalada
Galkacyo ee Gobolka Mudug xilyada qaarna ay is
rasaasayn dhex marto Maleeshiyo isku hor fadhisa
duleedka Magaalada
Mas’uuliyiinta ama wafdiga qaboojinta axisadda
af-barwaaqo oo uu hogaaminayo Gudoomiye K/xigeenka
Hobyo ee GalMudug C/laahi Yuusuf Guuleed {Digsi} ayaa
waxaa ku wehliya culimo udiin iyo saraakiil ka tirasn
Galmudug oo Galkacyo ka baxay aydoona Gawaari kuwa
dagaalka ah iyo ciidamo hubyasan oo Gamudug ah ay la
socdaan waxaana wararkii ugu dabeeyay ee aan ka
helayno Af-barwaaqo xaqiijinayaan in hor’umar
wanaagsan ay kagaareen dajinta xiisadaani lana kala
qaaday ciimo hubaysan oo is hor fadhiyay kuwa Amaanka
sugana la kala dhex dhigay
Deegaanka af-barwaaqo ayaa noqotay goob colaadeed oo
ay dagaalo beeled sedex geesood ah ku bateen waxaan
soconaya dadaalo lagu dhamaynayo dhamaanba colaadahaas
dadka walaalaha ah udhexeeya
Abdalla Mohamed Abdulle
waagacusub Galkacyo
GalMudug Satate
+25290-752260
Cabdalla45@hotmail.com
Halkaan
ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new