Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Saraakiil qurba joog ahaa
oo ku biiray Jihaadka Ahlusunna.
Mogadishu 13
March 2009 Waagacusub Media
Saraakiil u badan korneylo ka tirsanaan jiray Ciidamadda
Melleteriga Somalia ayaa la xaqiijiyay inay ka qeybqaadanayaan
Jihaadka ay wadaan xoogaga Ahlusunna Wal jameeca ee
dagaalada kula jira Xarakadda Al Shabaab oo ay isku
hayaan koofurta Somalia.
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere
Saraakiisha Melleteri oo qaarkood la sheegay inay horkacayaan
xoogaga ka dagaalamaya goboladda koofurta Somalia waxay
ka kala tageen dalalka qaaradda Yurub iyo Mareykanka
bilahii Febaury iyo March ka gadaal markii ay ka caroodeen
fagashadii la faktay khabuurahii Culumaa'udiinka Soomaaliyeed
oo laga xusi karo Sheekh Nuur Macalin ,allaha u naxariistee.
"Waxaan mudo ku noolaa dalka Mareykanka,waxaana
u imid Somalia inaan ka qeybqaato Jihaadka dalka looga
xoreeynaa kooxda Khawaarijta ee Wahaabiyada ka farcantay,hada
waxaan ku faraxsanahay inaan ku shahiido Jihaadka ama
ummadda Islaamka u helaan xornimo Cibaadooda diimeed,xuska
nabigeena Muxamad iyo barashada Cilmiga diinta"ayuu
yiri Korneyl Sheekh Cabdi risaaq oo ka mida Mashaa'iqda
waaweyn ee Ahlusunna oo Waagacusub Media kula hadlay
gobolka Galgaduud.
Inkastoo dagaalka ay ku jiraan korneylo iyo kabtana
badan hadana waxaa xog lagu helayaa in Culumadda Ahlusunna
ee qurba jooga ay isu diyaarinayaan safaro ay ku tagaan
Somalia.
Saraakiishii Ciidamadda xooga dalka ee joogay gudaha
Somalia oo u badnaa Ahlusunna ayaa ku biiray Jihaadka,waxaana
la rumeeysan yahay inuu koofurta Somalia ka dhici doono
dagaal magaciisu noqon doona kala baxii Shabaab iyo
Ahlusunna.
Kooxda Shabaab oo Melleteri ahaan looga adkaaday goboladda
Galgaduud iyo Mudug waxay xeeladahooda u bedeleen dilal
qorsheeysan taas oo ay Saraakiil ka mida Ahlusunna sheegeen
in jarta weji kasta loola Ciyaari doono.
" Ragga ku jira guryaha qaboow ee maalgelinaya
qorshaha waxaanu leenahay ,waan idiin dignay ,hadaad
diidaan,waanu isbaran doonaa Wahaabiyooy"sidaasi
waxaa yiri Afhayeenka Ahlusunna Sheekh Cabdi Raxmaan
Abuu Yuusuf Al Qaadi oo la hadlay Waagacusub.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new