Somalia:Local
media takes tough stand Clickhere
Somali
Mareykan ah oo ku biiraya kooxaha Islaamiyiinta ee Somalia
Washington
13 March 2009 Waagacusub
Media
Waxa Magaalooyinka Puntland dhawantan ku soo badanayey
Qaadka iyada oo Dayuuradaha Xamuulka qaada ay ka soo
waaridayeen dalka Kenya, Qaadka ayaa waxa uu Dalabaad
ku yeeshay Puntland ka dib markii Xoogaga kooxaha Islaamiyiinta
sheegta ay ka mamnuuceen inta badan K/Somalia
Somalia:Al-Qaeda’s
second man seen in Somalia.
Clickhere
Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in kiisaska ku saabsan
muwaadaniinta Mareykanka ee asalkoodu yahay Soomaali
ee ku laabtay dalkooda si ay ugu biiraan kooxaha mintidiinta
Islaamaiga ee Al-Shabaab weli la baarayo.
Warbixin laga dhageystay guddi ka tirsan golaha Senate-ka
Mareykanka ayaa sheegaya in badi dhalinyarada isqortay
ee ka tagay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Hogaamiyayaasha Al-Shabab ayaa qiray inay xiriir la
leeyihiin Al-Qaacida laakiin masúuliyiinteeda
waxa ay sheegeen inaysan jirin cadeyn ku saabsan in
Soomaali Mareykan ah ay qorsheenayaan inay weerarayaan
Mareykanka.
Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa aragta Al-Shabab
urur argagixisada. Kooxda asal raaca ee Islaamiyiinta
ayaa hada maamusha badi koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Kooxdaasi ayaa sii wada dagaalka xitaa hadii hogaamiyaha
qunyar socodka ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed ay baarlamaanka
u doorteen madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay inuu dalka
ku dhaqayo shareecada Islaamka.
Andrew Liepman, ku xigeenka agaasimaha sirdoonka xarunta
la dagaalanka argagixisada qaranka Mareykanka ayaa sheegay
in dhalinyarada aaday Soomaaliya ay dalkooda u tageen
inay dhulkooda u dagalaamaan balse aysan doonayn inay
ku biiraan jihadka Al-Qaacida ee ka dhanka Mareykanka
sidaas awgeed ayuu u sheegay guddiga amaanka qaranka
ee ka tirsan Senate-ka in Al-Qaacida aysan xiriir quman
la laheyn Al-Shabab inkastoo kooxda Shababka ay qirteen
inay ku xiran yihiin Al-Qaacida.
Dhalinyarada ay qorteen Al-Shababka ee ah Soomaalida
haysta dhalashada Mareykanka ayaa waxaa ku jiray 27
jir oo ahaa arday dhigta kuleej ku yaala Minneapolis,
kaasoo isku qarxiyey Soomaaliya bishii October ee sanadkii
hore.
Masúul hayáda FBI-da u qaabilsanka amaanka
qaranka oo la yiraahdo Philip Mudd ayaa sheegay in qaar
ka mida dhaliyarada tagay Soomaaliya si looga dhigo
xaabo lagu shido dabka.
“badankooda waxaa la geliyey jiida hore ee dagaalka,
iyadoo qaarkoodna aan u maleenayo inayba ku dhinteen,
gaar ahaan kuwa ka yimid Mareykanka,” ayuu yiri Mr.
Mudd.
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new