Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Madaxda Galmudug oo ku baxay colaada Afbarwaaqo

GalMudug Satate 13 March 2009 Waagacusub Media

Mas’uuliyiin ka tirsan Dawald Goboleedka Soomaaliyeed ee GalMudug Satate ayaa Galinkii danbe ee sahlayto Gaaray Deegaanka Afbarwaaqo oo dhawaan ay ka soo cusbonaadeen xiisado colaadeed oo udhexeeya Maleeshiyo beeleedyo wada daga Deegaankaasi oo ka trsan deegaanda hoos yimaada GalMudug Satate

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere
 

Dhawaan iska hor’imaad hubaysan oo ka dhacay af-barwaaqo waxaa ku geeriyooday ilaa 3ruux tiro kalana way ku dhaawacmeen sida isgaarsiinta foneeyaha aan ku helnay waxaa xiisdaani iyo dagaalkaan dhex mar maleeshiyo kawada tirsan beesha shiiqaal oo mudooyinkii ugudanbeeyay uu dhexeeyeen colaad sida la sheegay ka dhashay dada ay iska dileen aydona xiisadaani ay sidoo kale ka jirto gudaha Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug xilyada qaarna ay is rasaasayn dhex marto Maleeshiyo isku hor fadhisa duleedka Magaalada

Mas’uuliyiinta ama wafdiga qaboojinta axisadda af-barwaaqo oo uu hogaaminayo Gudoomiye K/xigeenka Hobyo ee GalMudug C/laahi Yuusuf Guuleed {Digsi} ayaa waxaa ku wehliya culimo udiin iyo saraakiil ka tirasn Galmudug oo Galkacyo ka baxay aydoona Gawaari kuwa dagaalka ah iyo ciidamo hubyasan oo Gamudug ah ay la socdaan waxaana wararkii ugu dabeeyay ee aan ka helayno Af-barwaaqo xaqiijinayaan in hor’umar wanaagsan ay kagaareen dajinta xiisadaani lana kala qaaday ciimo hubaysan oo is hor fadhiyay kuwa Amaanka sugana la kala dhex dhigay

Deegaanka af-barwaaqo ayaa noqotay goob colaadeed oo ay dagaalo beeled sedex geesood ah ku bateen waxaan soconaya dadaalo lagu dhamaynayo dhamaanba colaadahaas dadka walaalaha ah udhexeeya

Abdalla Mohamed Abdulle
waagacusub Galkacyo
GalMudug Satate
+25290-752260
Cabdalla45@hotmail.com


Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new