Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Qaadwalayaasha
Puntland oo Walaac ka muujiyey Qardho
Garowe 12
March 2009 Waagacusub Media
Waxa Magaalooyinka Puntland dhawantan ku soo badanayey
Qaadka iyada oo Dayuuradaha Xamuulka qaada ay ka soo
waaridayeen dalka Kenya, Qaadka ayaa waxa uu Dalabaad
ku yeeshay Puntland ka dib markii Xoogaga kooxaha Islaamiyiinta
sheegta ay ka mamnuuceen inta badan K/Somalia
Somalia:Al-Shabab claims
Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet. 12.03.09
Clickhere
Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe ayaa Maalinkii labo
jeer waxaa soo fariista Dayuurado Xambaarsan Qaadka
loo yaqaano Miirooga, Qaadka ayaa hada waxa uu maraya
Qiimihii ugu jabnaa taariikhda Puntland
Magaaladda Degmadda Qardho ee G/bari waxaa ka dilaacay
Mushkilado dhac iyo boob lala beegsanayo habeen iyo
maalin Baaburta Qaadka wada ee u socota Magaaladda Xeebta
ah ee Boosaaso,arinkan ayaa Police-ka Puntland uu ka
gaabsaday in uu wax ka qabto waxa ayna walac ka abuurtay
Ganacsatadda Qaadka ee Puntland
Abdi qani Makhtal
cabdiqanimakhtal@hotmail.com
Garowe-Puntland
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new