Somalia:Moderate
Islamists declare Jihad against Al-Shabab
By Alasow Clickhere
Madaxweyne
Faroole oo la kulmaya Melles Zenawi"Khudbad"
Addis Ababa
12 March 2009 Waagacusub
Media
Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi raxmaan Faroole
ayaa gaadhay Magaaladda Addis Abab ee xarunta dalka
Ethiopia isaga iyo wafti wasiiro ah oo reer Puntland
ah, waftigan ayaa socdaalkoodu waxa uu ahaa mid ay casumaad
ka heleen Raysulwasaraha Melles Zenawi,sida uu sheegay
Madaxweyne Faroole intuusan ka bixin Puntland ka hor,Halkaan
ka dhageyso khudbadiisa
Somalia:Al-Shabab claims
Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet. 12.03.09
Clickhere
Waftigan Reer Puntland ayaa waxaa Garoonka Dayuurdaha
ee Addis Ababa ku soo dhaweyey Wasiiru Dawlaha Amuuraha
Dibadda Takade Alamu iyo Madax kale, waxana ay Wada
hadal kooban kadib loo gudbiyey Hotel Sharatoon, waxana
la filayaa in ay manta shir la qaataan Raysul-waasaraha
Ethiopia Mr Melez sida uu saxaafadda u sheegay Wasiir
Alamu.
Madaxweyne Faroole iyo Waftiga la socda kulanka Melles
Zenawi ka dib waxay u sii gudbayaan Dalka Jibouti oo
ay ka heleen casuumaad Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
dhamaadkii bishii hore sida ay Waagacusub u xaqiijisay
Wasaraadda Warfaafinta Puntland
Abdi qani Makhtal
cabdiqanimakhtal@hotmail.com
Garowe-Puntland
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new