Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Jawhareer Siyaasadeed oo ka Taagan Somaliland

Hargeysa 12 March 2009 Waagacusub Media
Somaliland ayaa Gooni isku taag ku dhawaaqday sanadii 1992 iyadoo oo Samaysatay Calan iyo Lacag ka duwan tan Somalia balse ilaa iyo hada ma helin Ictiraaf Caalami ah, Somaliland ayaa dhawr jeer oo hore waxaa ka dhacay Doorashooyin Madaxtinimo, Baarlamaan iyo Deegaan
 

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere

Waxaa dhawaanta Maamulka Somaliland ka taagnaa jahwareer Siyaasadeed kaas oo hadheeyey dhamaanba shacabka Somaliland ka dib markii Guddiga Doorashadda Madaxtinadu ay soo badhigeen in Doorashadii wakhtigii loogu talo galay aysan ku qabsoomayn balse Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ayna ku midaysan yihiin Hugaamiyaashi Jabhadii SNM ayaa ka biya diiday

Madaxdda Xisbiyadda UDUB iyo Kulmiye ayaa warbaahinta Gudaha ee Somaliland isku dhaafsanayey hadala Kul kulul iyo waliba hanjabadado kale duwan.

Gudoomiye Xisbiga Kulmiye Ahmed Siilaanyo oo jooga Magaaladda Burco ayaa shirar la leh Beeshiisa wuxuuna Madaxweyne Daahir Riyaale ugu baaqay in uu ka dago xilka , isagoo xusay inuu xilka dalku u baahan yahay xukuumad gaadhsiisa Doorashadda oo aan tiisa ahayn

Shacabka Magaalooyinka Hargaysa iyo Burco ayaa Dareemo kala duwan ka qaba Muddo kordhinta Doorshada Madaxtinimadda Somaliland, balse waxa ay dhamaantood ka digayaan dagaal sababi kaa dhimasho iyo barakac in abuuro ama hogaamiyeyaasha xukun ku dagaalanka huriyaan

Abdi qani Makhtal

cabdiqanimakhtal@hotmail.com

Garowe-Puntland
Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new