Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somali ku dhimatay shil gaari Yemen

Mogadishu 12 March 2009 Waagacusub Media
Laba qof oo soomaali ah ayaa ku geeriyootay 14 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kala duwan kadib markii uu la rogmaday gaari rakaab ah oo ay saarnaayeen meel u dhaw degmada al-Zaidia ee gobolka Hodeidah ee wadanka Yemen.
 

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere

dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in shilkan uu dhacay kadib markii uu qarxay mid ka mid ah taayeerada bus-ka siday rakaabka soomaalida.

sida ay xaqiijisay wakaalada wararka ee Yemen SABA, bus-ku waxa uu waday 16 Soomaali ah ayadoo ay ka mid ahaayeen laba dumar ah oo kusii jeeday wadanka Saudi Arabia, gaariguna waxa uu ku socday xowli aad u sareeya, taasoo ka dhigtay darawalka inuu wax qaban waayo kadib markii uu taayeerka qarxay, waxaa intaasi u sheegay Wakaalada Wararka Yemen ee SABA dad goob joogayaala.

Soomaali badan ayaa gaarta wadanka Yemen ugu yaraan maalinkasta ayagoo kasoo haajiray xaalado ba’an oo ka jira wadankooda oo ay dagaalada aargoosiga halakeeyeen, dadka soomaaliyeed ee gaaray wadanka Yemen ayaa kor u dhaafaya 800.000 oo ruux oo dhamaantood ah dad kasoo barakacay dagaaladii ka dhacayay wadanka sanadihii ugu dambeeyay.


Source: Yemen News Agency (SABA)

Two killed, 14 injured as bus carrying Somali people overturns in Hudaida

[12 March 2009]

HUDAIDA, March 11 (Saba) -Two Somali people were killed and fourteen others were injured as a bus overturned at al-Zaidia district of Hodeidah province.

Eye witnesses said the road accident took place after one of the tires of the bus exploded.

The bus, carrying 16 Somali people including two women on their way to Saudi Arabia, was driving very fast, that the driver could do nothing as the tire blew up, the witnesses added.

Many Somali people arrive in Yemen almsot in daily numbers fleeing deteriorating situation in their war-ravaged country with the number of those Somalis who have already arrived in the country exceeding 800.000 displaced people.

MD/FR
Saba

Mr. Cabdifitaax Ibraahim Maxamed (C/f Cagayare)
+2525 0 986554
+254 (0) 722474596
Cagayare17@hotmail.com
Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new