Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Taliyaha Booliska Banaadir oo beeniyey Ciidamo isku horfadhiyo tarabuunka.

Muqdisho 12 March 2009 Waagacusub Media

Gaashaanle Sare Cali Saciid Sh. Xasan ayaa shaagey in aaaysan jirin Ciidamo lakala qaadayo oo isku fadhiyo fagaaraha Tarabuunka ee Degmada Hodan ,waxa uuna intaas ku darey in haatan ee wadaan dadaalo la isugu darayo Cidamadaasi islarmaakan si wadajir ah ugu sugaan Amaanka Guud ee Gobalka Banaadir.

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere
 

Gashaanle Cali Saciid ayaa Sidoo kale shaagey in dhawaan ee rajeenayaan Ciidamada la isku daro Islamarkaana Wadooyinka Dagaalada u xirmey loo furi Doono Shacabka iyo Gadiidka Qeybihiisa kala Duwen.

Mar saxaafadu Waydiise Gol:cali Saciid in Ciidamada la isku darayo ee yihiin Kuwo Dowlada iyo Kuwo XisbulIslaam ayaa shaagey in ciidamada uu ka hadlayo ee yihiin Ciimadadii maxkmadaha iyo Kuwii Hore Dowladii C/laahi yuusf ee Haatan la isku dhao Dowlada Midnimada Qaran.

Sikastaba haba ahaatee Hadlka Gashaanle sare Cali siciid ayaa kusoo begmey Xili dhawaan Odayaasha Hawiye ee dadaal ugu jireen in lakala qaado Ciidamada Xisbul Islaam Iyo Kuwo Dowlada Midnimada Qaran ee isku horfadhiyo fagaaraha Tarabuunka Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new