Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Barlamanka Dowlada oo fadhi ku yeeshey Muqdisho.

Muqdisho 12 March 2009 Waagacusub Media

Mudanayaasha Barlamanka Dowlada Midnimada Qaran ayaa kal fadhi ugu Furmey Maanta Xarunta gadiidka Booliska ee Degmada C/caziis ee Gobalka Banaadir.

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere
 

Kal fadhigaan ayaa waxa kasoo qeyb galey 298 katirsan Mudanayaasha Barlamanka Dowlada Midnimada Qaran kuwaasi oo kawada arisanayey Arimaha Baralamanka Dowlada oo  mudo aanan kulmin Sida uu shaagey Gudoomiyiha Baralamanka Sheikh Aaden Madoobe.

Godoomiyaha ahna Afahayeenka Balamanka Aaden Madoobey ayaa Saaxfada u shaagey ujeedka kulankaani la isigu yeerey Mudanayaasha Barlamanka isagoona shaagey in ujeedka kulankaani uu ahaa mid Mudanayaasha Barlamanka is xogwareesanayeen Madaada aysan kualn yeelin tan iyo markii Barlamaanka loo soo rarey Caasimada Dalka Somalia ee Muqdisho.

Kualnkaan ayaa Sidoo kale waxa lagu dhaariyey Xildhibaano ka socdey Xubnaha Bulshada Rayid iyo Isbaheysiga Dib u Xoreynta kuwaasi oo gaareyey 10 xildhibaan oo ka maqnaa Dhaarintii Xildhibaanada ee lagu qabtey Magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyda jabuuti.

Sheikh Aaaden Madoobe ayaa sidoo kale shaagey in dhawaan dhisayaan Gudiyada kale duwan ee Barlamanka kuwaasi oo qaarkood u xilsaaranyihiin la xisaabtanka Xakuumada Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid calie ee Dowlada Midnimada Qaran.

Sikastaba haba ahaateen ka fadhigaan oo noqdey kii ugu horeeyey eek u kulmaan Xildhibaanada Barlamanka Dowlada Midniada Qaran Tan iyo Markii Barlamaanka loosoo rarey Caasimada Wadanka Somalia ee Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new