Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Hogaamiye ku xigeenka AlQaeda oo lagu arkay Somalia.

Mogadishu 12 March 2009 Waagacusub Media
Ku xigeenka Madaxa Ururka AlQaeda Eyman Al Dawahiri ayaa markii ugu horeeysay lagu arkay Magaalo xeebeedka Markka ee gobolka Shabeeladda hoose sida ay sheegeen Masuuliyiin muhiima oo ka tirsan Hay'adaha samafalka,Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Xawaaladaha.Halkaan ka dhageyso Warbixin FBI-da Mareykanka By Haaruun Macruuf
 
" Waxaa Markka yimid nin Caraba oo aad loo ilaalinayay,ninku mar uu dhex socday Magaaladda waxaa hareerahiisa gaaf wareegayay ilaalo xoogan oo dhamaantood u badan ajnabi,isheeyda ayaa mar ku dhacday,.hubaashii wuxuu ahaa Eyman Al Dawahiri,ninka aanu ka aragno telefishinada"ayuu yiri Masuul ka tirsan Shirkadaha Isgaarsiinta Markka.Halkaan ka dhageyso Shabaabka oo qaadacay go-aankii Xukumadda ku ansixisay ku dhaqanka shareecadda Islaamka
" Magaalada dhan ayaa la joojiyay dhaqdhaqaaqeeda.waxaana Saraakiisha sare ee Shabaab qaarkood noo sheegeen in ninka u martidaa uu yahay Eyman Al Dawahiri,anigu ma oran karo waa isaga laakiin runtii hadal heynta ugu badan Magaaladda waxay tahay inuu Markka joogo Al Dawahiri,ku xigeenka Ussama Bin Laden"ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Shirkad Xawaaladeed ku taal Magaala xeebeedka Markka.

Somalia:Al-Shabab claims Mogadishu blast, boycotts Sharia-based cabinet.  12.03.09 Clickhere
" Eyman al Dawahiri inuu Markka joogo dadka oo dhan way ogyihiin,waxaa arkay dad badan laakiin cabsida jirta waxay tahay qof walba wuxuu u baqanayaa naftiisa,Somalia waxay noqotay bahalo galeen laakiin ku xigeenka Ussama Bin laden ,ma qarsan bareerahiisa,isaga ayaa hore u sheegtay inuu ka taliyo koofurta Somalia"ayuu yiri Masuul ka mida hoowlwadeeno Hay'ad samafal oo ka howlgasha gobolka Shabeeladda hoose.
Socdaalka ku xigeenka Ussama Bin Laden ku joogo Magaaladda Markka ee istiraatijiga dhinaca badda,waxaa la tilmaamay inay khuseeyso isku shaandheeyn lagu sameeynayo golaha sare ee kooxda Shabaab.
Inkastoo FBI-da Mareykanka ay soo saartay digniin ay uga hadleyso kooxda Shabaab ee Somalia qatarta ka imaan karta hadana in Eyman Dawahiri jooga Somalia waxay noqon kartaa sheeko culus,waloow ay dowladaha Caalamka ka qarsooneyn kooxaha Al Qaeda saameeynta ay ku leeyihiin Somalia.
" Hadii Somalia laga sheego Ussama Bin laden waa loo qaateen,runtii ma qarsoona halista baaxada weyn ee Somalia iyo inay noqotay bahalogaleen,waxaa muhiima in shacabka Soomaaliyeed u guntado sidii kooxaha qaswadayaasha looga sifeeyn lahaa dalka,way muuqataa hada inay dagaal kula jiraan dowladda cusub ee Shariif Sheekh Ahmed,taas macnaheedu wuxuu yahay in Eyman Al Dawahiri iyo kuwa la midkaa ku sii dhuumaaleeystaan Somalia" ayuu yiri diblomaasi reer Galbeeda oo la hadlay Waagacusub Media

Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new