Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Jarmalka oo Burcad badeed Somalia ah  ku wareejiyey Kenya.

Nayrobi11 March 2009 Waagacusub Media

Ciidamada  Bada Dowlada Jarmalka ayaa 9 Burcad Badeed Somaaliaah ku wareejiyey Dalka Kenya kadib markii ee dhawaan gacanta ku dhigeen  ili Burcadaasi weerar kusoo qaadeen Markab Ganacsi oo  xarun ku leh Magaalada Hamburg ee Dalka Jarmalka.
 

Saraalkiisha Ciidanka Bada jarmalka ayaa Dowlada Kenya ku wareejiyey Dhalinyaro katirsan Burcad badeeda Somalida Islamarkaana iyagoow Caafimaadkooda uu aad u wanaagsanyahey lagu wareejiyey Dowlada Kenya.

Sagaalka Burcad Badeeda Somaalida ee Gacanta loo galshey Dowlada Kenya ayaa kusoo aadey xili dowlada Kenya iyo Midoowga Yurub is afgarteen in Kooxaha Burcadbadeeda gcanta lagu soo dhigey maxkmad lagu soo saaro Dalka Kenya.


Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new