Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Somalia:Moderate Islamists declare Jihad against Al-Shabab By Alasow Clickhere

Somalia:People supports government in rallies By Alasow Clickhere

Xisbul Islaam oo tabobar u fidiyey 200 Mooryaan ah .

Luuq 11 March 2009 Waagacusub Media

Saraakiil ka socda Islaamiyiinta ku midoobey Xisbul Islaam ayaa Degaanka Luuq ee Gobalka Gedo Tabobar ugu Biloodey Mooryaan Isbaarooyin u yaali jirey Degaankaasi.
 

Saraakiisha Xisbul Islaam soo direen ayaa shaagtey in Muhiimka tabarkani yahey mid ee kusoo saarayaan Ciidamo tayo leh oo ku dhaqmo Kitaabka Alle sida ee sheegteen Saraakiishaasi.

Afahayeenka Xisbul Islaam u Qaabilsan Gobalka Gedo Farxaan Cali Moogey oo Sxaafada la Hadley ayaa shaagey in haatan Xisbogooda ee Degmada Luuq tabobar ugu fidisey ilaa 200 oo kamid ah Mooryaanta dhibaatada ku wadey Shacabka ku dhaqan Degaanada Gobalka Gedo.

Mooryaantaan tabobarka u furtey Urur Diimeedka Xisbul Islaam ayaa socon doono ilaa Sedex Bilood Islamarkaana laga soo saari doono Ciidamo u adeego Xisbigaasi Sida u sheegey Afaheenka Xisbul u Fadhiyo Gobalka Gedo.

Xisbul Islaam ayaa Noqdey ururkii ugu heereeyey oo isagow magac diimeed  Sito tabobar u furey ku dhawaal 200 mooyaar dhibaato u geesanayo Bulshada ku dhaqan Degaanada Gobalka Gedo.

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new